Baahin: Salaasa:, 17- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garoowe

Madaxweyne Faroole & Musharaxiinta oo ku kala kacay kulan ay maanta yeesheen, Musharaxiinta oo sheegay in madaxweynuhu diidey talo wadaaga, Musharax kamid ahaa ragii tartamay 2009 oo kawaramay sidii lagu xaliyey doorashadii wakhtigaasi, Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inaysan jiri doonin Xildhibaano deegaanda SSC ugasoo gala baarlamaanka Puntland, Maaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo ka digey dagaalo beeleedyo ka socda gobolo dalka kamid ah


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com