Site icon Radio Daljir

Baahin: Sabti, 5 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Madaxweynaha Soomaaliya oo daah furay tababar Bilays, Weerar ciidamo shisheeye ku qaadeen degmada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose, Sanad guuradii 3’aad ee ciidanka bada Puntland oo la xusay, Xarun lagu tababaro Wariyayaasha oo laga furay Garoowe, Dagaalo ka dhacay nawaaxiga Kismaayo.

https://daljir.com//resources/files/C%26D_Silver_Galkacyo_05-Oct-2013%20(2).mp3?_=1
Exit mobile version