Site icon Radio Daljir

Baahin: Sabti, 30 Nov 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Wararkii u danbeeyey ee gobolka Sool, Dawlada Federalka & QM oo baaq ka diray xiisada ka taagan Taleex, Musharax Cabdiweli ?Gaas oo gaadhey Galkacyo, Cali X Warsame oo Garoowe lagu soo dhoweeyey, Gen Cabdilaahi Siciid Samatar oo Boosaaso tegey, halka Shire X Faarax oo la kulmay bulshadda Boosaaso, ?Baarlamaanka oo beri ka doodaya mooshinka Saacid, Jawaari oo nin jeclaysi lagu eedeeyey iyo Madaxweynaha Somaliland oo Gebiley gaadhey.

https://daljir.com//resources/files/C%2BD_Silver_Galkacyo_30-Nov-2013.mp3?_=1
Exit mobile version