Baahin: Khamiis, Sept 29, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo beeniyey musuqmaasuq in lagu sameeyey deeqdii waxbarasho ee Turkiga; Iska-horimaad laba beelood ku dhex maray deegaanka Rako, Bari; ciidamada dawlada Puntland oo kala dhex galay; Ururka dhallinyada Mudug ee Dudmudug oo martigaliyey shir lagaga hadlay amniga & hirgelinta heshiiskii Galkacyo.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com