Baahin: Khamiis 4 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Ra’isal Wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta daah furay barnaamij wax looga qabanayo amaanka magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Puntland oo baarlamaanka uga xogwaramay safar uu ku tegey dalka dibadiisa kana hadlay nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland, Wafti ka socda Baarlamaanka Puntland oo dhowaan Booqday Muqdisho oo maanta kawaramay booqashadaasi & waxay halkaasi kala kulmeen, Qurbajoogta Puntland oo ku baaqday wax laga xumaado ku tilmaantay shaqaaqadii Galkacyo kuna baaqday in aysan mardanbe soo laaban & Madaxweynihii Masar oo la inqilaabay.?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com