Baahin: Jimce, Mar 09, Iimaan M. Jaamac ~ Daljir ~ Galkacyo. Iska-horimaad lagu dilay 8 ka mid ah dablayda Al-shabaab oo ka dhacay buuraleyda Caalmadow & Galgala; Qodaalka shidaalka ceelka Shabeel I oo rajo wanaagsan laga muujiyey; 20 sano kadib duulimaad caalami ah oo diyaarada Turkish Airways ay ka bilawday madaarka Adam Cadde, Muqdisho; Maalinta haweenka ee 08-da Maarso oo laga xusay caalamka.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com