Baahin: Isniin, Oct 10, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. AMISOM & ciidanka dawlada federaalka ah oo hawlgallo ka fuliyey waqooyiga Muqdisho, dhulna kala wareegay Al-shabaab; Wasaarada waxbarashada ee Puntland oo daah-furtay sanduuq dhaqaale ee ardayda ka dhamaysta waxbarashada Dugsiyada Sare; Wasaarada Qorshaynta ee Puntland oo soo bandhigtay qorshe hagi doona mashaariicda horumarineed ee gobollada.

http://daljir.com/


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com