Site icon Radio Daljir

Baahin: Isniin, Jan 30, Maxamed A. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wafti uu hogaaminayo wasiirka horumarinta caalamaniga ah ee Britain oo kulan kala yeeshay madaxada Puntland shirka Somalida ee London; Gacan-ku-dhiiglayaashii dilay Suldaan Siciid Cismaan oo la sheegay in la hayo; Wadatashiyo ku saabsan hirgelinta maamul ee gobolka Hiiraan oo ka bilawday Beledweyn.

http://daljir.com/

Exit mobile version