Baahin: Isniin, 30 SEP 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garoowe

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Istanbul kulamo kula qaatay arday Soomaaliyeed iyo ganacsato kasoo jeeda dalka Turkiga, ?Shir looga hadlayey ammaanka iyo nabadaynta beelaha gobalka mudug ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaaladda gaalkacyo, Shir ku saabsan odoros la xiriira qaab-dhismeedka Airport – ka Bandar-qaasim oo ka dhacay magaalada Boosaaso, Kullankii culu’mada Soomaaliyeed oo habeenkii 3-aad ka socda magaalada Garowe, iyo falanqayn dheer oo lagu sameeyay caqiiqada saxda ah diinta Islaamka.
?
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com