Site icon Radio Daljir

Baahin: Axad, Nov 27, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Safiirka Eretrea ee Kenya oo beeniyey in dawladiisu ay taageerto Al-shabaab; Ciidanka badda ee Puntland oo qabtay 9 burcad badeed ah, soona bandhigay maxaabiista & agabkoodii; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee federaalka oo dhegaysatay dacwado rag ka tirsanaan Al-shabaab.

http://daljir.com/

Exit mobile version