Baahin: Axad, Mar 04, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. M/weyne Shariif oo booqday fariisimo ay ciidamada dawlada federaalku ka qabsadeen Al-shabaab; Gen. Carays oo sheegay in Al-shabaab ay yihiin ambad naf la caari ah, saamaynna aanay ku yeelan karin Puntland; Dhismaha golaha deegaanka Galdogob oo socda & wafti ka socda Puntland oo ku sugan degmada; Cabdi Jamaal, ku xigeenka wasiirka amniga Puntland oo xaqiijiyey khasaaraha dagaalkii buuraha Caal-madow & Galgala.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com