Baahin: Axad, Aug 28, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo.
Warbixin: Safarka M/weyne Shariif ee Puntland;
Amb. Mahiga oo ku sifeeyey safarka M/weyne Shariif ee Puntland maalin qadarin mudan & tallaabadii ugu mudnayn ee loo qaadan dhinaca dib u heshiisiinta muddo 20 sano ah;
Col. Bariise oo ka xog warrramay hawlgallo amni oo laga fuliyey Muqdisho & walxaha qarxa oo ay qabteen.