Baahin: Axad, Aug 28, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin: Safarka M/weyne Shariif ee Puntland; Amb. Mahiga oo ku sifeeyey safarka M/weyne Shariif ee Puntland maalin qadarin mudan & tallaabadii ugu mudnayn ee loo qaadan dhinaca dib u heshiisiinta muddo 20 sano ah; Col. Bariise oo ka xog warrramay hawlgallo amni oo laga fuliyey Muqdisho & walxaha qarxa oo ay qabteen.

http://daljir.com/

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *