Baahin: Axad, Apr 01, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan dagaallo ka dhacay Sool & Cayn; Khaatumo oo tafaasiil ka bixisay khasaaraha dagaalka; M/weyne Siilaanyo oo nabad ku baaqay; Puntland oo ku eedaysay Somaliland hurin colaadeed; M/weyne Faroole oo qaabilay wafti uu hogaaminayo danjiraha Turkiga u fadhiya Somaliya; Sh. Aways oo cambaareeyey Al-shabaabka uu hoggaankooda ka tirsan yahay, kana dayriyey banaysiga dhiigga ummad Islaam ah.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com