Site icon Radio Daljir

Baahin: Arbaca, Oct 12, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Qorshe lagu balaarinayo dekedda oo ka bilawday Bossaso, uguna baaqay dadka degan agagaarka dekeddu in ay ka guuraan; Dad laga shakiyey oo lagu qabtay gobolka Sanaag; Col. Canshuur, taliyaha ciidanka daraawiishta ee gobolka Sanaag ayaan ka waraysanay; M/weyne Faroole oo tafaasiil ka bixiyey safar hawleed uu ugu kicitimay London, Britain.

http://daljir.com/

Exit mobile version