Baahin: Arbaca, Feb 01, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossao.
11 qof oo rayad ah oo ku dhimatay shil laba gaari oo isku dhacay duleedka Galkacyo;
Tartanka ciyaaraha gobollada Puntland oo maanta ka bilawday Garowe;
Ciidanka dawlada federaalka oo qabsaday deegaanka Hoosingow, J. Hoose;
Warbixin ku saabsan mashruuca balaarinta & dayactirka dekeda Bossaso.