Baahin: Arbaca, Apr 18, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Dastuurka Puntland oo cod aqlabiyad ah lagu ansixiyey; 9 caruur ah, oo laga soo xaday koonfurta Somaliya, laguna qabtay Bossoso, oo lagu wareejin doono waalidkood; 2 qof oo ku dhaawacmay duqaymo ay diyaaradaha dagaalka ee NATO ka fuliyeen xeebta gobolka Bari.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com