Site icon Radio Daljir

Baahin: Arbaca, 11 Sep 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Garoowe

Wasiirka Warfaafinta Puntland & masuuliyiinta Daljir oo kulan yeeshay kana wada hadalay wada shaqaynta Radio Daljir & Dawlada, Shir uga socdey Muqdisho culimo Soomaaliyeed oo qodobo laga soo saaray lana soo xidhay maanta, Xubno katirsan Culimadda Ahlusuna Waljameeca oo sheegay inaan lagu casumin shirka Muqdisho kusoo dhamaaday, Isim cusub oo Garoowe lagu caleemasaaray, & haween cunta karinta labarayo.

https://daljir.com//resources/files/C%2BD%20Tallman_Garoowe_11%20Sep%202013.mp3?_=1
Exit mobile version