Site icon Radio Daljir

Axmed Madoobe oo si Kulul ugu Maahmaahay Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ka hadlay helida Mushaarka Ciidanka Dowladda, isagoona intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay meelo kala duwan lacago ku bixiyaan balse aysan ahmiyad siin Mushaarka Ciidamada.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5937a959030100e0246a5538/cod-1-ahmed-madoobe-.mp3?_=1
Exit mobile version