Axmed Madoobe oo Mar kale loo Doortay Madaxweynaha dowladda Jubbaland

Sabti, Ogoosto 15, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha talada haya ee dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku guuleystey inta badan codadkii ay xildhibaanada dhiibteen.

Waxaa doorashada goob joog ka ahaa wakiilo ka socday beesha caalamka iyo marti sharaf kale oo badan.

Maxamed Cusmaan Yuusuf : 0

Cusmaan Xaaji Feyruus : 2

Hilowle Maxamed Aadan : 2

Axmed Maxamed Islaam : 68 Cod

2 cod ayaa xumaatay, 74 xildhibaan ayaa codeysey.

 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com