Axmed Madoobe oo ka Hadlay khilaaf ka jiray Gobolka Gedo oo laga Heshiiyay

Garacad, 26, March, 2016-(Daljir)_Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si weyn usoo dhaweeyay shirar ka dhacay magaalada Kismaayo oo hishiis ay ku gaareen mid kamid ah beelaha daga Jubbaland iyo maamulka uu madaxweynaha kayahay ee Jubbaland.
 
Mudane Axmed Madoobe, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay hishiiska la kala saxiixday, wuxuuna ugu baaqay beelaha dega goboladaasi inay ku qancaan heshiiska gaar ahaan beesha Sade.
 
Heshiiskaasi ayaa waxa uu ku saabsanaa awood qeybsiga maamulka beelaha daga deegaanada Jubbaland, waxaana kala saxiixday siyaasiyiin ka soo jeeda Gedo iyo maamulka Jubbaland.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com