Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan sheekh Aadan oo kulan Muqdisho ku yeeshay

Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan sheekh Aadan oo kulan Muqdisho ku yeeshay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Hoyga uu Ka degenyahay maagaladda Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka JFS ahna Madaxweynahii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya hadana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha JFS Shariif Xasan sheikh Aadan.

Waxuuna Ka dhageystay talooyinkiisa la xiriira sidii looga wada shaqayn lahaa dardar galinta howlaha doorashooyinka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com