Site icon Radio Daljir

AXMED KARAASH IYO MASUULIYIINTII KALE GAROWE KU KULMEY MAXAY KAWADAHADLEEN

AXMED KARAASH MDKX

Garoowe: 26 Junuary 2022: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska hay’adda cuntada adduunka WFP ee Puntland Richard Sewava.
Kulanka ayaa looga wada hadlay abaaraha ka jira Puntland iyo sidii wax looga qaban lahaa, waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray mashaariicda arrimaha bini’aadantinimo ee hay’addu ka wado Puntland iyo sidii loo dardar galin lahaa.

Exit mobile version