AXMED KARAASH IYO MASUULIYIINTII KALE GAROWE KU KULMEY MAXAY KAWADAHADLEEN

HomeWararka

AXMED KARAASH IYO MASUULIYIINTII KALE GAROWE KU KULMEY MAXAY KAWADAHADLEEN

Garoowe: 26 Junuary 2022: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu

Ciidamada ammaanka ee gobolka Bari oo ku raad jooga dil nabadoon loogu gaystay Bosaso
Dowladda Maraykanka iyo kenya oo balaarinaya dagaalka ka dhanka ah Alshabaab
Warkii Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Garoowe: 26 Junuary 2022: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska hay’adda cuntada adduunka WFP ee Puntland Richard Sewava.
Kulanka ayaa looga wada hadlay abaaraha ka jira Puntland iyo sidii wax looga qaban lahaa, waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray mashaariicda arrimaha bini’aadantinimo ee hay’addu ka wado Puntland iyo sidii loo dardar galin lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: