Author: Xasan
-
GAROWE IYO DAREENKA CUQAASHA IYO WAXGARADKA OO KU AADAN GUUSHII BADDA (daawo)
Cuqaasha iyo Waxgaradka gobolka Nugaal oo shacabka Soomalaiyeed ugu baaqay iney umidoobaan difaaca dalkooda, waxayna soo dhaweeyeen go’aanka maxakamada cadaalada Aduunka ugu xukunta baddeena Soomaaliya.
-
Xasan Cali Kheyre: “Waxaa na sugaaya tacab aan nasaho lahan iyo halgan aan dhayalsi lahayn” (daawo)
Xasan Cali Kheyre RW hore ee Soomaaliya oo ka hadlay guushii ay Soomlaiya ka gartay kiiskii dacwadda badda ee Kenya iyo Soomlaiya ayaa bogaadiyay cidkasta oo gacan ka geysataya ka gun gaarista guusha baddeena. Daawo.
-
Xasan Sheekh Maxamuud Muxuu ka ogaa kiiska badda? (daawo)
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Muxuu ka ogaa kiiska badda?
-
QODOBADA MAANTA UGU DOORKA ROON XULSHADA DALJIR & AYAANLE CABDILAAHI JAAMAC, DALJIR CAABUDWAAQ (daawo)
QODOBADA MAANTA UGU DOORKA ROON XULSHADA DALJIR & AYAANLE CABDILAAHI JAAMAC, DALJIR CAABUDWAAQ
-
Sheekh Shariif oo sharaxay heshiiskii uu saxiixay Cabdiraxmaan Cabdishakuur & Waxa uu ku saabsanaa (daawo)
Sheekh Shariif oo sharaxay heshiiskii uu saxiixay Cabdiraxmaan Cabdishakuur & Waxa uu ku saabsanaa
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Dowladda Ingiriiska oo kamid noqoneysa saamileyda dekadda Berbera
Shirkadda weyn ee dekedaha Dubai ee DP World iyo wakaaladda dowladda Brtitain u qaabilsan horumarinta maaliyadda ee CDC Group ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay si wadajir ah kaabayaasha saadka ee qaarada Africa ugu maal-galiyaan illaa $1.72 bilyan dhowrka sano ee soo socda. Maal-gashigaan ayay ku sheegeen inay ugu horreyso casriyeynta saddex dekedood, iyada oo marka…
-
Maxay ka wada hadleen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Booliska Gobolka Bari?
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Xafiskiisa Ku Qaabilay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Maaaul Goboleed ee Puntland. Kulanka ayaa la iskaga xog wareystay Xaladaha iyo diyaar Qabashada Kuraasta Aqalka Hoose oo dhawaan sida uu qorsha yahay lagu qaban doono Magalada Boosaaso. Taliye Xuseen ayaa Gudiga u sheegay in…
-
Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku gacan seyray go’aanka Maxkamadda ICJ
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa war ka soo saaray xukunkii Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ay ka gaartay muranka soohdinta badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya. Qoraalka oo ka kooban afar bog oo la soo saaray fiidnimadii Talaadada, ayuu Madaxweyne Kenyatta ku dhaleeceeyay go’aanka, isagoo si adag u sheegay in Kenya ay gebi ahaanba…
-
Maamulka Jubbaland oo Sheegay In Abaaro au ku dhufteen deegaano ka mid ah Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay dhibaato ba’an ku hayaan xoolo dhaqatada iyo beeraleeyda ku nool Jubbaland. Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in abaaraha ka jira qeybo ka mid ah Jubbaland ay u baahan yihiin gurmad…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Cabdinaasir Ibraahin.