Author: Xasan
-
Taliyaha Cidamada PSF ee uu magacaabay Madaxweyne Deni oo sheegay in la badalay tuutihii Ciidanka
Agaasimaha magacaaban ee Hay’adda PSF S/Guuto Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr ayaa shaaca ka qaaday in deriiska Ciidanka Hay’adda PSF ee tuutaha uu ka bedelay Ciidamadaas, isagoo ka hadlay sababta keentay arrintaas. Agaasime Amiin Kheyr oo khudbad u jeedinayay Ciidamo ku sugan Saldhig ku yaalla buuradeyda Galgala ee Gobolka Bari ayaa sheegay inuu bedelay Tuutihii dharka…
-
Wararkii u dambeeyay dagaal Saaka ka dhacay Balcad
Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa isaga baxay qeybo kamid ah degmada Balcad oo ay saaka waaberigii qabsadeen kadib dagaal ka dhacay. Illaa shan askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga ayaa ku dhimatay halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen dagaalka. Wararka waxa ay intaa ku daryaan in hoobiye uu ku dhacay guri ay degenaayeen qoys shacab ah waxaana…
-
Taliyaha CXDS: “Saraakiisha ciidanka waa in aysan ku milmin siyaasadda”
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raageoo oo kulan la qaatay dhammaan Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa amray in aysan ku milmin siyaasadda, islamarkaana ay noqdaan ciidan qaran. Taliyaha ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka looga baahan yahay in aan loo adeegsan siyaasad, islamarkaana ay iska diidaan ficilada halista ah ee dalka burburin…
-
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
GAALKACYO: ARAGTIDA DADAWEYNAHA & KHILAAFKA MADAXDA SARE EE DALKA (daawo)
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo oo maanta Daljir ay maykarafoonka la dhexqaaday ayaa ka hadlay khilaafka udhaxeeya madaxda sare ee dalka iyo sida ay u arkaan. wariye Nimco Nasab ayaa ka waramaysa.
-
Boosaaso: 700 oo qoys oo maanta raashin loo qeybiyay )daawo)
Guddiga taakulada dadkii ku barakacay dagaalkii Boosaaso ayaa maanta raashin u qeybiyay 700 oo qoys.
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Magacaabay Wasiiro, Wasiiru Dowlayaal Iyo Wasiir Ku-Xigeenno
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeeno ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa u qornaa sidan; Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.…
-
Ciidamada dowladda oo joojiyay banaanbax lagu taageerayay RW Roooble
Dad is abaabulay ayaa Maanta waxaa ay dibadbax ka dhigeen meelo kamid ah Xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan, kaas oo ay sheegeen inay kaga soo horjeedaan afgambi ay sheegeen in uu doonayay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Banaanbaxayaasha ayaa waxaa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin,(…
-
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika?
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee. Ra’iisul Wasaaraha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka qaabilsan Afrika ayaa ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed, amniga iyo doorashooyinka dalka. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibada u qaabilsan dalka Maraykanka qaarada Afrika ayaa dhawaan…
-
MUQDISHO & CAAWA, WARARKII UGU DAMBEEYAY, XAGEE AADEEN CIIDAMADII XALAY MAGAALADA SOOGALAY? (daawo)
MUQDISHO & CAAWA, WARARKII UGU DAMBEEYAY KULAMADA KASOCDA VILLA-SOOMAALIYA FARMAAJO IYO ROOBLE OO KULAMO GOONI GOONI AH LAYEELANAYA SIYAASIYIIN & XILDHIBAANO SAAMEYN KULE SIYAASADA, WARARAKA KALE EE KAA DAAHSOON KAGA BOGO WARAYSIGAN.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso(dhegayso)
Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Caawa & Daljir kaga bogo wixii maanta warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
“Rooble waxaan dhihi karaa waa Diciif Siyaasi ah,” (Falanqeyn)
“Rooble waxaan dhihi karaa waa Diciif Siyaasi ah,” Eng Shoortaaye oo ka hadlaya waxa lagu micnayn karo waxa hadda socda Muqdisho Halkan ka daawo waraysiga oo dhamaystiran.