Author: Xasan
-
MAANHADAL: KHILAAFKA FARMAAJO IYO ROOBLE & SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA EE ROOBLE UU GUDDOOMINAYO (daawo)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doono, : KHILAAFKA FARMAAJO IYO ROOBLE & SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA EE ROOBLE UU GUDDOOMINAYO. Daawo. Dhegayso.
-
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay Inuu socdo Qorshe lagu soo saarayo lacago cusub
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee ay wadaagaan bangiyada dalka. Guddoomiyuhu waxa sheegay in lagu guuleystay hannaanka isku xiran ee bangiyada, sidaa daraadeedna ay waajib tahay in dadka lala wadaago, iyadoo la xafidayo ayuu yiri hantida shacabka ee taallaa 13 bangi gaar ah oo xiriir wanaagsan la…
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA Nimco Maxamed Nuur, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Nimco Maxamed Nuur. Hoos kaga bogo. Dhegayso.
-
Midowga Musharaxiinta miyay kala qeybsan yihiin?
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay kulan xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay in midowga musharaxiinta ay kala qeybsan yihiin oo ay ku kala jabeen taageerada Ra’iisul Wasaare Rooble. Xasan Sheekh Madaxweynihii hore dalka haatana ka mid ah musharaxiinta ayaa sheegay in in Midowga Musharaxiinta mabda’oodu uu yahay…
-
Golaha Wasiirrada oo taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka (Sawirro)
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo doorashooyinka dalka. Golaha ayaa cambaareeyay isku daygii afgambigii fashilmay ee 27ka December lagu soo qaaday Xarunta Gollaha Wasiirada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyaga oo muujiyay sida ay uga xun yihiin falkaas.…
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.
-
UK oo taageertay Shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble ku baaqay
Vicky Fod oo ah Wasiirka Afrika UK ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka UK ayaa sheegtay in ay la hadashay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya markalana ay ku celisay Sida ay UK u taageersantahay shirka Degdeg ah ee arimaha doorashada. UK, ayaa ku celisay in dhamaan dhinacyadu ay ka qaybgalaan shirka. Waxa ayna ka digtay in laga fogaado…
-
Shirka Hurumarinta Hayadaha Dawladda ee heer gobol iyo heer degmo ee Gobolka Gardafuu (SAWIRRO)
Shirka Hurumarinta Hayadaha Dawladda ee heer gobol iyo heer degmo ee Gobolka Gardafuu| 📷Mohamed Daljoog.
-
BAAQ NABADEEED OO LOO DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAYA DEEGAANKA SAAXMEEGAAG (daawo)
Dagaal ayaa maanta markale ka qarxay deegaanka Saaxmeegaag oo ku yala inta u dhaxaysa gobolada Sool iyo Nugaal, Waxaan uu dagaalkan u dhaxeeyaa beelo walaalo ah oo halkaasi wada dagan. Dowladda ayaa dhor jeer oo hore go’aano kasoo saaratay deegaanka la isku haysto, balse ma uusan dhaqan galin. Shiikh Saciid Axmed Faarax oo kamid ah…
-
Ciidanka Taraafikada Gaalkacyo oo ku dhiban kala hagida gadiidka (daawo)
Ciidanka Taraafikada Gaalkacyo oo ku dhiban kala hagida gadiidka & Ciriiriga Waddooyinka, Wariye Cabdinaasi Ibraahin JK ayaa warbixintan ka diyaariyay. Daawo.
-
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasan Baashe. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Dowladda oo ka hadashay Dagaalkii Balcad
Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo waaberigii hore ee saakay ka dhacay gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka degmada iyo Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay in Al-shabaab ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen Bara Koontaroolo oo Ciidanka…