Author: Xasan
-
Saaka & Dunida iyo Cabdicasiis Daacad, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso nooga soo daadihinaya Cabdicasiis Daacad. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Guddiga doorashada oo baaq u diray maamul goboleedyada
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka ee Soomaliland iyo Galmudug oo ku bilaabay doorashada kuraasta Golaha Shacabka waqtigii loogu talagalay. Guddiyada ayaa sidoo kale waxay sheegeen in ay ku wargalinayaan guddiyada doorashada maamullada aysan weli ka bilaaban doorashadu in ay dadejiyaan Doorashada Golaha Shacabka ee BFS. Sida jadwalka dorashada ee uu…
-
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 99aad (dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Hadaba Taxanaha 99aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanya korontada qaaliga ah & Caqabadaha ay haweenka ganacsigay yaryar haysta kala kulmaan | Xaawo Axmed ayaa soojeedinyasa.
-
GARBOCIISE ILLAA DEGMADA MAISO EE GOBOLKA SITTI & DHULKA SOOMAALIDA EE CANFARTU WEERARKA KU TAHAY (daawo)
GARBOCIISE ILLAA DEGMADA MAISO EE GOBOLKA SITTI & DHULKA SOOMAALIDA EE CANFARTU WEERARKA KU TAHAY | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa sahamiyey
-
Ma lajoogaa xiligii Soomaaliya laga qaadi lahaa cunaqabataynta hubka?
Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Magacaabay Guddi loogu talo galay inay qiimeeyaan sida dowladda Soomaliya u daba gashay iyo waxa ay ka qabatay hubka sharci darrada ah si cunaqabateynta hubka looga qaado Soomaaliya. Guddigaan oo ah mid madax bannaan ayaa warbixin ka keeni doona qiimeynta ay sameeyaan sida uu warkaan ku sheegay Wareysi…
-
MAANHADAL: Jadwal la’aanta Doorashada dalka iyo waxa ka imaan kara (daawo)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doono, Jadwal la’aanta Doorashada dalka iyo waxa ka imaan kara |Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa barnaamijka Boosaaso kasoo jeedina. Daawo.
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
BILICDA & WAX SOOSAARKA GOBOLKA SITTI EE (DDS) (daawo)
BILICDA & WAX SOOSAARKA GOBOLKA SITTI EE (DDS) Daawo.
-
MAAMULKA WANAAGSAN EE LACAGTA & MIISAANIYADDA (daawo)
Barnaamijka todobaadlaha ah ee ku saabsan barashada dhaqalaha ee qoyska, waxaa soo jeedinaya Maxamed Maxamuud Xaaji.
-
ROOBLE OO GAROWE KU WAJAHAN
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Berri oo Sabti ah inay gaaraan Magaalada Garoowe. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in uu Magaalada Garoowe uga qeyb galo kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa…
-
Ciidamada Uganda oo toogasho ku diley wadaad Muslim ah
Ciidamada amaanka dalka Uganda ayaa toogasho ku dilay wadaad Muslim ah oo lagu eedeeyay in uu la shaqeynayay koox hubeysan oo lala xiriirinayo qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay caasimadda Kampala. Saraakiisha ayaa sheegay in Sheikh Muhammad Abas Kirevu uu u shaqaaleysiiyay unugyo ay maamulaan Allied Democratic Forces (ADF) – fallaagada kuwaas oo ballan qaaday…
-
Musharax Daahir Geelle” Dib u dhaca doorashada waxaa mas’uul ka ah Farmaajo & Rooble”
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Maanta ay ku beegan tahay sanad ka hor markii Midowga musharrixiinta ay kulankii ugu horreeyay ku yeeshaan Magalada Muqdisho, kaas oo ay ku doonayeen qabashada doorasho xor iyo xalaal ah Geelle waxa uu sheegay in Hal sano kadib weli ay socdaan diban daabyadii lagu haayay doorashooyinka…