Author: Xasan
-
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka qeyb galay shir looga hadlayo xaalada Abaarta ee Jubbaland (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha soo noq noqday ee ka jira qeybo badan oo Jubaland kamid ah. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee Jubaland isla markana lagu qabtay hab maqal iyo muuqaal…
-
Wasiir Majiinow: “DPWD Saddaxda bilood ee u horeeya sanadkan ayay bilaabaysaa shaqada dekeda” (daawo)
Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Maxamed Cismaan Majiino oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay heshiiskii dekeda Boosaso ee DPWD.
-
Ciidamada Kenya oo gacanta ku soo dhigay Nin ku eedeysan fal Argagixiso
Warbixin ay dhawaan soo saareen laamaha amaanka Kenya ayaa lagu sheegay in muwaadin Irani ah oo lagu magacaabo Mohammed Saeid Golabi uu ku lug lahaa falal argagixisanimo oo ka dhacay gudaha Kenya iyo wadamada dariska ah. Golabi, oo la rumeysan yahay inuu si joogto ah u booqdo Kenya iyo gobolka, ayaa lagu soo warramayaa inuu…
-
Cabduweli Gaas: “Waxaan soo jeedin lahaa in la hakiyo doorashada Golaha Shacabka”
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in doorashooyinkii la qabtay ee Aqalka Sare iyo tan Golaha Shacabka ay yihiin kuwo ku bilaawday boob iyo musuq maasuq. Cabduweli Gaas oo la hadlay Tv-ga Universal waxaa uu ku eedeeyay dowlad Goboleedyada inaysan si sax ah u qaban…
-
XILDHIBAAN SAKARIYE: “Doorashadan waxaan u bixiyay WARAABE UTAAG.” (Waraysi)
WARAYSI GAAR AH: Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Garsoor: “Sida ay ku socoto Doorashada Aqalka Hoose hadii aan wax laga badalin wadanka waxa uu galayaa qalalaase siyaasadeed | Doorashadan waxaan u bixiyay WARAABE UTAAG.
-
CEELAAYO, TAARIIKH HORE & MID DHOW | Faadumo Deggan Daahir & Wariye Daljoog | (daawo)
BARNAAMIJ GAAR AH: TAARIIKH HORE & MID DHOW, Marxaladihii ay soo martay & Waxyaabaha ay caanka ku tahay | Barnaamjka waxaa si wada jir ah usoo jeedinaya Faadumo Dedgan Daahir & Wariye Maxamed Daljoog.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Ibraahin, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Cabdinaasir Ibraahin.
-
SAHANKA DALJIR: HORUDHACA WARBIXINO & WARAYSIYO, XAALADA DDS (daawo)
SAHANKA DALJIR: HORUDHACA WARBIXINO & WARAYSIYO, XAALADA DEEGAANADA | Feedhacad | Dhuxuloley, | Kulula | Darbiga, Daarimi iyo qabaleeyo kale oo badan kana tirsan (DDS)
-
Maxaa kasoo baxay kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharaxiinta?
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muujiyay daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay iminka wax u socdaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxda Musharaxiinta…
-
RIYADII RUMOOWDAY IYO MAALMO KALE OO CUSUB & DEKEDDA GARACAD OO FURAN (daawo)
RIYADII RUMOOWDAY IYO MAALMO KALE OO CUSUB & DEKEDDA GARACAD OO FURAN | Markabkii ugu horreeyay ayaa saaka ku soo xirtay Dekadda Garacad.
-
Madaxweyne Deni: “Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma jirto”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar ah Ciidamada kala duwan ee Puntland oo dbismahooda waqti badan iga baxay. Waxaa uu sheegay hadii Ciidamada ay ku xad gudbaan ama jebiyaan sharciga Ciidamada ay ka ciqaab weyn yihihiin dadka Shacabka ah. Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi…
-
DUQA BOOSAASO: “PSF Hajoojiso barakicinta iyo baqdin gelinta shacabka” (daawo)
Duqa degmada Boosaaso oo manta Warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa digniin u diray saraakiisha iyo ciidamada PSF ee kusugan magaalada Boosaaso, wuxuuna ugu baaqay in Agaasimahoodii hore ee xilka si nabad ah ku wareejiyo.