Author: Xasan
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Doolow daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Doolow, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
-
JIGJIGA OO LAGU QABTAY BANAANBAX LAGU TAAGEERAYAY WAXQABADKA DOWLADDA (daawo)
Bananbax lagu taageerayay isbadalka Itoobiya iyo waxqabadaka xukuumada Mustafe Cagjar ayaa ka dhacay garoonka kubdda Cagta ee Jijjiga. wariyaha Daljir ee Jigjiga, Jamarti Yaxye ayaa so jeedinaya.
-
SIYAASI GEELJIRE NOQODAY,Gudoomiyihii hore ee degmada Badhan| C/risaaq Axmed Ciise (daawo)
-
khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Ugu yaraan saddax askari ayaa ku dhaawacantay kadib markii qarax miino lala eegtay gaari ay saarnaayeen deegaanka Carbiska ee degmada Afgoye. wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan waabari ayaa ka waramaya. Dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Faadumo Deggan Daahir. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. dhegayso.
-
Abiy Axmed “Xasilinta Soomaaliya ayaan ka shaqeynayaan”
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr ed ayaa sheegay in jabkii ay u geysteen xoogagii TPLf oo ay kula dagaalameen gobolka Waqooyiga Itoobiya ku yaal ee Tigreega uu xal u yahay dalalka Geeska afrika. Sida lagu sheegay Warbixin lagu daabacay Project Syndicate Abiy Axmed ayaa sheegay in Xoogagii TPLF ay qas ku hayeen dalalka deriska la ah…
-
CIIDAMO LAWAREEGAY DEGMADA MATABAAN
Ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta lawareegay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan sida ay noo xaqiijiyeed dadka deegaanka. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka kana tirsan Taliska qeyta 21-aad ee xoogga dalka ayaa waaberigii horey ee saaka qabsaday guud ahaan Matabaan. Ciidankan ayaa waxa ay la wareegeen xarumo muhiim ah oo ku yaalla degmada, sida…
-
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashada Soomaaliya (Akhriso)
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo looga hadlayay Arrimaha doorashooyinka Somaliland oo uu la qaatay Madaxweyne Muuse Biixi, Urrurada Bulshada rayidka & Gudiga doorashooyinka. Amb, James Swan waxaa uu sheegay in dhamaan mas’uuliyiinta Somaliland uu kala hadlay shaqada Qaramada Midoobay ee Somaliland, sidii ay gacan uga…
-
Maxay ka wada hadleen madaxda dowlad Goboleedyada?
Madaxda dowlad Goboleedyad dalka kajira oo ku sugan dhamaandood Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay yeesheen kulan ay uga hadlayeen xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sida ay noqon doonto. Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle, Jubbaland, Puntland, iyo Koonfur Galbeed ayaa shir xalay Dhuusamareeb uga qabsoomay waxa ay uga hadleen sida ay noqon karto xaalada dalka…
-
Gudoomiye Mursal “Halkan uma fadhino mudo kordhin” (daawo)
Gudoomiye Mursal “Halkan uma fadhino mudo wax mudola dhaho, xubnaha Aqalka sare ka socda haka baxeen shirkan wuxuu gaar u yahay golaha shacabka,”
-
Nuxurka Khudbada Madaxweyne Farmaajo iyo waxa laga dhadhansankaro (daawo)
Madaxweyne Farmajao ayaa qudabad u muuqatay mid garnaqsi ah ka jeediyay baarlamaanka Soomaaliya. Halkan kaga bogo.