Author: Xasan
-
DIBADBAXYO LOOGA SOO HORJEEDO MARAYKAN AYAA KA DHACAY QABRIDAHAR IYO DHAGAXBUUR OO KATIRSAN DDS (daawo)
Shacabka ku dhaqan magaalada Qabridhahare ee Gobolka Qoraxay ee Dawllada Deegaanka Soomaalida ayaa dhigay maanta dibadbax ay uga soo horjeedeen faragalinta Itoobiya ee wadamada reergalbeedka.
-
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Garowe (daawo)
Hal qof oo dumar ah ayaa ku dhintay Afar qof oo kalen waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay deegaan 20 kmtr ujira magaalada Garowe
-
Xulashada Daljir & Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Cabdirisaaq Faamoos. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Jabkii qabsaday Man City & Guushii Chelsea ay xalay hanatay (Warbixin)
Ilintii Aguero iyo Faylasuufkii Guardiola day-daygiisa Championka , 10 sano ka dib wuu ku guul-daraystay . Ciise Talyaani ayaa warbixintan diyaariyay.
-
Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya
Sacuudiga ayaa xayiraadii socdaal ka qaaday 11 dal oo u badan wadamada reer galbeedka ah, waxaana wali liiska cas kusii jirta Soomaaliya. Xayiraadan ayay dowladdu uga golahayd ka hortaga faafitaanka cudurka coronavirus. Muwaadiniinta dalalka Imaaraadka, Jarmalka, Mareykanka, Ireland, Talyaaniga, Boortaqiiska, Boqortooyada Midowday, Iswiidhan, Switzerland, Faransiiska iyo Japan ayaa loo ogolaaday inay galaan Boqortooyada iyagoo fulinaya…
-
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo casuumaad ka helay dhigiisa Bakistaan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin iskaashiga labada dal ee dhinacyada Baarlamaanka. Gudoomiyaha aqalka sare ee dalka pakistan Sadiq Sanjrani ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay dhigiisa dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi si uu u…
-
Sheekh Shariif: ”Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu gaaray Magaalada Muqdisho si dalka uu u aado doorasho loo dhan yahay. Sheekh Shariif oo hadal ka jeediyay Munaasabad lagu sagootinayay Madaxda dowlad goboleedyada ayuu uga mahad celiyay doorkii ay ka qaateen in heshiis laga gaaro arrimaha doorashooyinka. Waxa…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi, Daljir Garowe (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Xasan Baashi oo kusugan istuudiyha Daljir ee Garowe. Hoos ka dhegayso.
-
Degmada Garbo ee Gobolka Nogob, DDS (Sawirro)
Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ee DDS. Dhalinyarada deegaanka ayaa Daljir la soo wadaagay sawiradan, waxaana qeyb ka ah sawirdan xarinta caafimaadka degmada Garbo ee Gobolka Nogob DDS.
-
MUQDISHO: Xarun lagu cillad bixinayo diyaaradaha oo Garoonka Aadan Cadde laga hirgeliyay (Warbixin)
Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmana Waabari ayaa ka qeybgalay munaasibada dhagaxdhiga oo warbixinta ka diyaariyay.
-
Beesha Caalamka oo 15 Milyan oo doolar u qorsheysay doorshada Soomaaliya (daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka siiyey Wakiilada Beesha Caalamka heshiiskii laga gaaray hannaanka doorashooyinka iyo sida ay…
-
GAROWE: Xirfadlayaal ka cabanaya shaqo la’aan soo wajahday & Ajnabiga oo helay fursado shaqo (Warbixin)
Xirfadlayaal ka cabanaya shaqo la’aan soo wajahday & Ajnabiga oo helay fursado shaqo, Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.