Author: Xasan

  • TAARIIKHDA MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKII SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARAY (daawo)

    TAARIIKHDA MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKII SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARAY (daawo)

    26KA JUN: MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKA SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARTAY, Qeybtan 1aad waxaan uga hadlaynaa Taariikhda Axmed Gurey Ibraahin Qarnigii 16aad | Barafasoor Cabdisalaan Maxamed Cali Faarax Aqoonyahan wax badan usoo joogay dowladihii kala duwanaa ee dalka soomaray ayaa Daljir uwaramay, Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay. Lasoco qeybta 2aad ee waraysigan…

  • Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka Taxanaha 78aad | (daawo)

    Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka Taxanaha 78aad | (daawo)

    Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Faa’iidada haweenka ganacsiga yar yar heysta ugu jirta inay fahmaan ku ganacsiga baraha Bulshada. Barnaamjka waxaa si wadajir ah usoo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal.

  • Liiska Xubanaha Golaha deegaanka ee Degmada Jariiban oo la shaaciyay

    Liiska Xubanaha Golaha deegaanka ee Degmada Jariiban oo la shaaciyay

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta oo shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada Jariiban Gobalka mudug. Halkan ka Akhriso.

  • Tarsan oo dib ugu laabtay Nayroobi

    Tarsan oo dib ugu laabtay Nayroobi

    Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Nairobi. Maxamuud Nuur Tarsan Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa waxaa wehliyay xubno ka tirsan Howlwadeeno ka tirsan Safaaradda. Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa dib loo soo celiyay, kaddib muddo lix bilood oo xiriirka labada dal uu go’ay Safaaradahana ay…

  • Maxaa lagu soo kordhiyay dekedda Berbera?

    Maxaa lagu soo kordhiyay dekedda Berbera?

    Dekedda cusub ee magaalada Berbera oo ay dib u habeyn ku sameysay shirkadda laga leeyahay Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa maanta dib loo furay, ayada oo munaasabdda ay ka qeyb-galeen wufuud caalami ah. Wufuudda ka qeyb gashay ayaa waxaa ka mid ah kuwa ka socday dalka Ethiopia, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyada ee Ethiopia…

  • Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.

  • BAARDHEERE GEDO SOOMAALIYA: Sawirro hordhac u ah warbixinno soo wajahan

    BAARDHEERE GEDO SOOMAALIYA: Sawirro hordhac u ah warbixinno soo wajahan

    BAARDHEERE GEDO SOOMAALIYA: Sawirro hordhac u ah warbixinno soo wajahan | waxay ka mid tahay Degmooyinka dhisme iyo dhaqaale ahaanba ugu horraya gobolka Gedo, waa degmo Qadiimi ah, oo dhacda Webiga Jubba jiinkiisa, waxsoosaarkeeduna ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoollaha | dhowaan waxaa halkaa gaarey Kooxda ka Socotada Daljir, Mohamad Hassan Dhalo & Abdinaasir Mansor, oo…

  • Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xasan Jeylaani Xasan Heykal. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.

  • Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug & Safiirka UK ee Soomaaliya?

    Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug & Safiirka UK ee Soomaaliya?

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin horumarinta kaabiyaasha dhaqaalaha, amniga iyo dhismaha hey’adaha kala duwan ee maamulka Galmudug oo dowladda Britain gacan ka geysato. Kulan maanta aaladda fogaan aragga ku yeesheen labada mas’uul ayay diiradda ku saareen xoojinta wada shaqeynta iyo…

  • Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shidde oo gaaray magaalada Berbera

    Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shidde oo gaaray magaalada Berbera

    Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide ayaa gaaray magaalada Berbera ee maamulka Somaliland, iyadoo wafdigana uu ka mid yahay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kusoo dhaweeyay magaalada Berbera wafiga uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Itoobiya, waxaan lasocday madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed Cagjar. Wafdigan ayaa ka…

  • Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland  (dhegayso)

    Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland (dhegayso)

    Ciidamada Ilaalada Badda u qaabilsan Maamulka Puntland Ciidanka PMPF, ayaa qabtay markab kalluumeysi oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari. Maxamed Axmed Cafiish oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa sheegay in markabka la qabtay uusan Maamulka Puntland ka haysan wax ruqsad kalluumeysi ah. Dhegayso.

  • Maxkamadda Ciidamada oo dhageysaneysa kiiska Ajaanib loo heysto Shabaabnimo

    Maxkamadda Ciidamada oo dhageysaneysa kiiska Ajaanib loo heysto Shabaabnimo

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliy ayaa maanta dhageysan doonta labo eedeysane oo ajnabi ah kuwaas oo loo heysto kamid ahaanshaha Ururka Al-Shabaab. Labada eedeysane ayaa u kala dhashay dalalka Malaysia iyo Britain. Labadan eedaysane ayaa loo haystaa inay dalka ku soo galeen sifo sharci darro iyo inay ka barbar dagaaalameen Al-Shabaab, waxaana loo haystaa…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com