Author: Xasan

  • Mahad Salaad: “Alshabaabka diley Ikraan waa Fahad Yaasiin”

    Mahad Salaad: “Alshabaabka diley Ikraan waa Fahad Yaasiin”

    Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka hadlay war ka soo baxay hay’ada nabad sugida qaranka oo lagu sheegay in Ikraan Tahliil oo ka mid ahayn nabad sugidda Soomaaliyeed ay dileen Alshabaab. Mahad Salaad ayaa sheegay in Ikraan Tahlil aysan dilin Alshabaab balse dilkoodu uu ka dambeeyo Hay’adda Nabad Sugida Fahad yaasiin. Qoraal uu soo dhigey bartiisa…

  • C/raxmaan C/shakuur “indhaha Soomaalida oo dhan waxay ku jeedaan tallaabada uu qaado Ra’iisul Wasaare Rooble”

    C/raxmaan C/shakuur “indhaha Soomaalida oo dhan waxay ku jeedaan tallaabada uu qaado Ra’iisul Wasaare Rooble”

    Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook waxa uu ku dhaliilay Hay’ada nabadsugida sida ay soo bandhigtay kiiska Ikraan Tahliil isagoo qoraalkisana ku sheegay inaysan dilin Ikraan Alshabaab ee loo saarinayo. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu baaqay ra’isul wasaare Rooble inuu xilka ka qaado taliyaha nabadsugida isla markaana hakiyo dhaqdhaqaaqiisa guddina u…

  • WACAAL DAREY AH: Dowlada oo sheegtay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil

    WACAAL DAREY AH: Dowlada oo sheegtay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil

    Warbaahinta Afka Dowladda Soomaaliyeed ku hadsha ayaa goordhow baahiyay in Ikraan Tahliil Faarax in ay dileen ururka Alshabaab. Ikraan Tahliiil ayaa muddo shan sano ah waxa ay u shaqeyneysay Hay’ada nabad sugida qaranka waxaana la waayay 26kii June ee sanadkan. “Markii ugu war dambeysay Ikraan waxa ay aaday taliyaha nabad sugida oo u yeeray kadibna…

  • Farmaajo oo ka hadlay geerida Maxamed Cumar Saalixi

    Farmaajo oo ka hadlay geerida Maxamed Cumar Saalixi

    Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka. Far.aajo ayaa xusay taariikh nololeedka Marxuumka oo…

  • GAROWE: Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray  Amniga & Abaaraha

    GAROWE: Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray Amniga & Abaaraha

    Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, xaaladda Gobollada Puntland, abaaraha iyo arrimaha bini’aadanimada. Xubnaha Golaha wasiirada Puntland ayaa intooda badan waxaa ay warbixino la xiriira shaqooyinkooda u gudbiyeen Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…

  • Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe | daawo | (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasan Baashe. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

  • Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.

  • Danjirihii Mareykanka ee Afganistan oo laga helay COVID 19

    Danjirihii Mareykanka ee Afganistan oo laga helay COVID 19

    Danjirihii Maraykanka u joogay Afganistan, Ross Wilson ayaa la xanuunsan Coronavirus, kadib, markii lagu sameeyey Baaritaan Caafimaad. Ambassador Ross Wilson oo dhawaan ka soo baqoolay caasimada dalka Afganistan ee Kabul ayaa waxa uu haatan ku sugan yahay Caasimada dalka Qatar ee Doha. Wargeyska Politico ayaa markii u horeysay baahiyey in Danjiraha laga helay Xanuunkaasi, balse…

  • BOOSAASO: Booliiska oo digniin udiray ganacsatada qaar

    BOOSAASO: Booliiska oo digniin udiray ganacsatada qaar

    Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo kormeer amni u tegay Saldhigyada Booliska Magaalooyinka Carmo & Ceeldaahir ayaa digniin u diray dadka isticmaala & kuwa ka Ganacada Maandooriyaha Khamriga. Waxaa uu sheegay Taliyaha inay jiraan dad Magaalooyinka kala duwan ee Puntland Khamriga kasoo geliya Magaalada Carmo, waxaana uu sheegay in dadkaasi…

  • Fanaan caan ah oo  Muqdisho ku geeriyooday

    Fanaan caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

    Allaha ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Aaden Shamuuri oo ka tirsanaa hoballada Waaberi. Shamuuri oo fanka ku biiray dabayaaqadii 1970-meeyadii ayaa Caan ku ahaa heesaha iyo Jilista ruwaayadaha waxa uuna geeriyooday xanuuno haayay bilihii la soo dhaafay. Maxamed Aden Abdiide oo loo yaqiin (Shamuuri) waxa uu ku dhashay magaalada…

  • Jigjiga: Doorashada Itoobiya iyo walaaca bulshada (Warbixin)

    Jigjiga: Doorashada Itoobiya iyo walaaca bulshada (Warbixin)

    Guddiga Doorshada ayaa go’aano kasoo saaray diiwaan galinta doorshada ee goobaha codbixinta sida, JIGJIGA (1) & Jigjiga 2) | Goob joogayaal ayaa Daljir u xaqiijiyay iney adagtay in ay dhacdo doorsho xor ah oo xalaal ah | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

  • BADBAADO: COVID oo Puntland ku soo Labakacleeyey | Taxanaha 1aad (daawo)

    BADBAADO: COVID oo Puntland ku soo Labakacleeyey | Taxanaha 1aad (daawo)

    BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga, | Taxanaha 18aad oo aan uga hadlayno nooc cusub oo cudurka Covid-19ka ah oo Puntland lagu arkay,kaas oo ka qatarbadan kuwii hore | Daka qaar waxa ay ku dhimanayaan 24saac gudahood, wuxuuna asiibayaa sababada | Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xasan Heykal. #KAICIID #Dialogue100 #dialogue_platform #discussion_projects

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com