Author: Xasan
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi, Daljir Garowe (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Xasan Baashi oo kusugan istuudiyha Daljir ee Garowe. Hoos ka dhegayso.
-
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Turkish Airlines oo Muqdisho kasoo degtay
Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa dib u bilowday duulimaadyadii ay ku iman jirtey magaalada Muqdisho kadib markii shalay dib uga laabatay dalka Jabuuti. Ilo ku dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa xaqjiiyay in duulimaadkii maanta aanu la socon La-taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin, oo ka mid ahaa rakaabkii duulimadkii shalay dib looga celiyay Jabuuti. Shalay,…
-
Rooble oo ka qeyb galay shir looga hadlaayay tiirka dhaqaalaha ee dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ay ka qeyb galeen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Hanti Dhowraha Qaranka. Shirkan ayaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS. Ra’isul Wasaaraha Xukuumada…
-
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH
-
Abiy Axmed oo si adag uga hadlay cunaqabateynta Maraykanka uu kusoo rogay Itoobiya
Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo. Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno…
-
JOWHAR: Guddiga Doosrahada oo ka jawaabay cabsho soo gaartay
Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa ka jawaabay cabasho ay soo gudbiyeen xildhibaano ka mid ahaa musharaxiintii u tartamayay xilkaasi oo ay sheegeen in gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Hirshabeelle uu faragalin toos ah ku haayo. Guddiga waxa ay sheegeen in dib loo dhigay doorashada kursiga cabashada laga soo gudbiyay ilaa maalinta berri ah. Waxa ay sidoo kale…
-
Faransiiska oo u yeertay Safiiradii ka Joogay Maraykanka Iyo Australia
Dowladda Faransiiska ayaa sheegay inay dib ugu yeerayaan safiirradoodii Mareykanka iyo Australia si ay wadatashi ula yeeshaan, kadib markii ay heshiis amni gaareen dowladaha Maraykanka,Australia iyo weliba UK. Wasiirka arrimaha dibedda ee Faransiiska ayaa sheegay in go’aanka ay gaareen uu yahay mid ka dhashay xaalada adag ee ka soo cusboonaaday arrimaha ammaanka. Isbahaysi ay sameysteen…
-
MUQDISHO: Fahad Yaasiin oo saaka kusoo wajahan iyo cabsi laga qabo in dagaal uu dhaco
Maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ewaxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shirka Amniga qaranka ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo lagu soo bandhigi doono xog ku saabsan waayitaanka Ikraan. Inkastoo guddiga Amniga qaranka uu yahay mid kala dhantaalan haddana waxaa lagu waddaa in uguyaraan xogtii uu ballanqaaday…
-
Maraykanka oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo & Rooble
Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii socda ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Xuseen Rooble. Mareykanka ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay si nabad ah ku xaliyaan kala aragti duwanaanshahooda, ayna si buuxda diiradda gabagabeynta…
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Puntland: Faahfaahin Mowqifka Khilaafka ka taagan Villa Soomaaliya iyo Ujeedka Shirka Garoowe (daawo)
Puntland “Ra’isal Wasaaraha ayaa u wici kara qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, Kan Dawlad Goboleedyadu waa ka duwan yahay waana Dastuuri,” Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa Radio Daljir u faahfaahiyey Shirka Garoowe lagu qabanayo & Warsaxaafadeedka Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya. Daawo.
-
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso.