Author: Lakiman

1 941 942 943 944 945 1,486 11316 / 17823 POSTS
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacabay taliye ku xigeenka Ciidankiisa

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacabay taliye ku xigeenka Ciidankiisa

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaashaandhe dhexe Carab Yuusuf Nuur u magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska Hirshabeelle [...]
Antonio Gutterres oo  magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.

Antonio Gutterres oo magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutterres ayaa u magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya. Magacaabidan [...]
Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka sameyeey Muqdisho

Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka sameyeey Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Ba [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Kha [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Garoo [...]

Qaramada Midoobey oo cambaareysay gabar 9 jir lagu kufsaday Buulo Burde

Wakiilka Soomaaliya ee Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Dadweynaha UNFPA Andres Thomson ayaa si kulul cambaareeyay fal kufsi ah oo 29-kii bishan loogu ge [...]
Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir looga hadlayay Isdhex-galka Dhagaale ee Geeska Afrika.

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir looga hadlayay Isdhex-galka Dhagaale ee Geeska Afrika.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Is [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddoomiyay shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddoomiyay shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay [...]
Ciidamadda Badda Somaaliya oo dib u habayn lagu sameyeey

Ciidamadda Badda Somaaliya oo dib u habayn lagu sameyeey

Taliyaha Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliya Admiral Cabaas Amiin Cali ayaa ka warbixiyay dib u habeyn ballaaran oo lagu sameeyay Ciidamada [...]
1 941 942 943 944 945 1,486 11316 / 17823 POSTS