Author: Lakiman
-
Xildhibaan Hore Cabdibarre: “Puntland dadka doonaya in ay burburiyan Xamar ayaa laga maalgaliyaa” (daawo)
Cabdibare Jabriil oo horey xildhibaan DFS u soo noqday hadana ku sugan dalka Mareykanka oo la hadlay Radio Daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka xildhibaanada Puntland ka soo yeeray, kaas oo ay ku dhaliilayeen xukumadda Puntland. Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa sheegay in xildhibaanada Puntland ee shalay shirka jaraa’id qabtay ay kala garan…
-
Wargeyska The New York Times oo warbixin xiiso leh ka qoray loolanka Khaliijka, Qadar iyo qaraxyada Bossaso
Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay taleefan uu kula hadlay safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegaya weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen maleeshiyaad fulinaya danaha Qatar ee ah in Imaaraadka uu ka cararo magaalada Boosaaso. Wargeyska The New York Times…
-
Mudanayaasha labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshay
Kulan wadajir ah ayaa xalay waxaa ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen Gudiyadda joogtadda ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaana kulankaasi si wada jir ah u shir Gudoomiyay Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kan Aqalka Sare. Sidoo kale madasha waxaa goob joog ka ahaa ku-xigeenada labada Guddoomiye Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey iyo Abshir Bukhaari,waxaana kulanka uu ku…
-
Odayaasha soo xuliya xildhibanada Jubbaland oo la shaaciyeey (Akhriso)
Waxaa ay Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland waxay shaaciyeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay ayaa gaaraya 135 Oday ,kuwaasoo la sheegay inay matalayaan Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos kaga bogo.
-
ARDAA Xalqaddii 57aad: Qeexida Dimuqraadiyadda & dowlad wanaaga
Kulanti wacan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Ardaa,todobaadkan Barnaamijkan waxaa kaga hadlaynaa Qeexida Dimuqraadiyadda iyo dowlad wanaaaga. Waxaa soo jeedinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geddi.
-
Caasho Gelle oo ka hadashay Guddigi lagu xiray Bosaso & dhismaha Garoonka Cawaale.(Daawo)
Marwo Caasho geele oo xilaal badan horey u soo qabatay kana mid ah gudiga dhismaha garoobka Cawaale oo shir jaraa’id gaalkco ku qabatay ayaa ka hadashay dhismaha Garoonka Cawaale iyo xariga gudigi dhismaha wadada dhexmarta Boosaaso. Hoos kaga bogo.
-
Duqa Bosaso “Guddiga waxaan ku niri celiya lacagta, waxayna noo sheegeen inaan la celin karin” (Daawo)
Taliska Booliska gobalka Bari.,maamulka degmadda iyo kan Gobalka oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Bosaaso ayaa ka hadlay xariga gudiga dhismaha wadada bosaaso iyo ariimo la xirira amniga Gobalka Bari. Hoos kaga bogo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Ciidamadda daraawishta PL ee gobalka Cayn oo digniin u diray maamulka somaliland (Daawo)
-
Guddiga Qaban-qaabada shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Iyo Wakiillada Beesha Caalmaka oo Dhuusamareeb ku kulmay
Wasiirka Arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta guddoomiyay shir dhex maray guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo safiirrada beesha caalamka ee maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah dowlad gobaleedka Galmudug. Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmdug, Prof. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ka war bixiyay kulanka ayaa…