Author: Lakiman

  • Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowaldda Puntland oo La Dhaariyey

    Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowaldda Puntland oo La Dhaariyey

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda Puntland Maxamed Rooble Cabdi oo Maxkamadda Sare ee Puntland ay ku dhaarisay Xarunta Madaxtooyada Garoowe. Madaxweynaha Puntland ayaa dhaarta ka dib ku booriyey Wasiiru dowlaha inuu si wanaagsan uga soo baxo shaqada loo igmaday ee…

  • Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

    Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

    Booyada Biyaha oo gaartay $500 kadib markii uu jabay ceel biyoodkii Tuulada seemade ee Gobalka Mudug. Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur oo kormeer shaqo ku gaaray degmada Jariiban ee Gobalka Mudug ayaa ka warbixiyey mashaariic horumarineed oo ka socday degmada Jariiban iyo Garacad waxaa kale oo ka waramay biyo dhaamin loo samaynayo shacabku Tuulada…

  • Madaxweyne laftagareen oo eedeyeey Ciidamo ka tirsan DFS

    Madaxweyne laftagareen oo eedeyeey Ciidamo ka tirsan DFS

    Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku eedeeyay Ciidanka xoogga dalka ee ka tirsan qeybta 60aad ee fadhigooda yahay magaalada Baydhabo inay yihiin kuwo ugu liito. Waxaa uu sheegay in askarta iyo saraakiisha ka tirsan qeybtaas ay yihiin kuwo qabyaalad ku shaqeynaya, isla markaana dhibaatada ay ku hayaan shacabka uu sii…

  • Somaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay gobalka Sanaag

    Somaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay gobalka Sanaag

    Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa deegaanka Hataaftimo oo hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Puntland & Soomaaliland,waxaana dagaalkaas ka hadlay Soomaaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in dagaalkaas uu yimid kadib markii sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland ciidamo uu wato ay weerar kusoo qaaday…

  • Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida oo Masuuliyin ku eedeysay inay guryahooda ku hayaan shabaab

    Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida oo Masuuliyin ku eedeysay inay guryahooda ku hayaan shabaab

    Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Liibaan Cali Yaroow ayaa sheegay in deegaannada Maamulka Koonfur galbeed ay ku badan yihiin xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo isas-soo dhiibaya,kuwaas oo qaarkood la marsiiyo sharciyAdii loogu talo galay. Waxaa uu sheegay in dhinaca kale ay jiraan Mas’uuliyiin iyo sarakiil ka tirsan Dowladda oo guryahooda ku…

  • Muqdisho oo lagu qabtay shir loga hadlayo khatarta dhoofinta dhuxusha

    Muqdisho oo lagu qabtay shir loga hadlayo khatarta dhoofinta dhuxusha

    Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa shir guddoomiyey shir lagu ansixinayey siyaasada dhuxusha Qaranka Soomaaliya. Kulankan oo u jeedkiisu ahaa ansixinta Siyaasada dhuxusha Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya oo kaashaneysa hay’adda UNEP, waxaana diiradda lagu saaray sidii la isaga…

  • Ururka Al-Shabaab oo weeraray saldhig ciidanka Milateriga ku leeyihiin Gobolka Sh/Hoose

    Ururka Al-Shabaab oo weeraray saldhig ciidanka Milateriga ku leeyihiin Gobolka Sh/Hoose

    Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhex maray duleedka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan ayaa yimid, kaddib markii Al-Shabaab weerar ku qaaday saldhigga Ciidamada, iyadoo halkaas labada dhinac dagaal muddo socday uu ku dhex maray. Taliyaha Amniga degmada Qoryooley Cali…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Baran(dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Baran(dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Baran nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo.

  • Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

    Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

    Sawirka kore waa galabta iyo Tuliguuleed waana magaalada dhexdeeda iyo shacabkii oo ay murugo ka muuqato. Carruurta aad arkaysaa qaarkood waa AGOOMO aabbayaashood ay Oromadu hore u laysay, iminkana uu socdo dagaal Oramada oo kaashaneysa militariga Itoobiya at rabaan in ay kula wareegaan Tuliguuleed oo dadkeeda hore looga soo qaxiyey degmooyinka Tuliguuleed. Shacabka deegaanka ayaan…

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Badhan , waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoos ka dhegayso.

  • Maamulka jubbaland oo ku dhawaaqday in Kismaayo laga xiray Cir, Dhul iyo Badba

    Maamulka jubbaland oo ku dhawaaqday in Kismaayo laga xiray Cir, Dhul iyo Badba

    Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir dhanka Amniga magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro doorashada Madaxweynaha Jubbaland. War saxaafadeed ka soo Guddiga Amniga Jubbaland ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 20-ka bisha Agosto in laga xiray Kismaayo xuduudaheeda sida Badda, Cirka, Badda iyo Dhulka, iyadoo aan magaalada la…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com