Author: Lakiman
-
UK aid to provide life-saving support for up to one million people crippled by drought in Somalia
Somalia is one of the world’s poorest and most fragile states, compounded by climate shocks that severely affect the lives and livelihoods of millions. Minister for Africa, Andrew Stephenson, has announced extra food and water for Somalia to help vulnerable families in desperate need. He also met humanitarian partners to discuss how the international community…
-
Gaalkacyo iyo dhismaha jidka hormara garoonka Cawaale (Sawiro)
Shirkadda Kebarco ayaa bilowday hagaajinta jidka hor mara garoonka cayaaraha Caawale oo ka mid ah wadooyin laga dhisayo mashruuca JPLG, kuwaas oo dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ay u diyaarisay in Laami la saaro.
-
Wararkii ugu dambeyeey ee xaaladda Laascanood ee Caawa (Daawo)
-
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Badhan (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Badhan ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoos ka dhegayso.
-
Madaxwaynaha DDS oo Xafiiska ku qaabilay Prof.Cabdi Xashi Ahmed (Sawiro)
Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyan qaar kamida wasiirada deegaanka,masuuliyiin kale iyo xubno qurbajooga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay aqoonyahan Pro.Cabdi Xaashi Axmed oo kamida aqoonyahanka deegaanka ee ku nool qurbaha. Prof.Cabdi Xaashi Ahmed (shabeel) ayaa kamid ahaa aqoonyahankii deegaanka soomaalida kasoojeday ee dadaalka badan ugalay isbadalkii kadhacay deegaanka iyo dalkaba…
-
Wararkii ugu dambeyeey ee doorashadda Jubbaland (Daawo)
Magaalada kismaayo maalinta Beri ah waxaa ka dhici doonta doorashada madaxweynaha Jubaland oo labada garaba midaba midka kale uu soo dooranayo madaxweyne cusub . dhanka kale musharaxiintii isbadal doonka ahaa ee ka soo horeeday garabka Axmed Madoobe waxa ay qudbadahooda ka hor jeediyeen maanta baarlamaankii ay golaha isbadal doonka soo doorteen. doorashada jubaland ayaa waxaa…
-
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wasiiru dowlaha Ingiriiska ee Arrimaha Afrika
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika, Andrew Stephenson. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Andrew Stephenson ayaa ka wada hadlay adkeynta xariirka labada dawladood, horumarrada laga gaaray siyaasadda iyo dhaqaalaha iyo taageerada dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya, dib-u-heshiisiinta. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Kooxda wacyigelinta ee Mahuran Band.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr 65, ee 20ka Agoosto 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Kooxda wacyigelinta ee Mahuraan Band. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo Khibradooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi loo magacaabay Guddoomiyaha kooxda wacyigelinta ee Mahuraan Band. Waxaa Maxamed…
-
Banaanbax ka dhan ah Maamulka Somaliland oo laascanood ka socda & shacab la dhaawacay (Daawo)
Halkan hoose ka daawo Warbixin.
-
Beyle oo ka hadlay ka hortaga daabicista lacagta shiling Somaaliga
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxaan Ducaale Bayle oo Maanta Shir jaraaid Warbaahinta ugu qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu kahadalay arimaha deyn Cafinta Soomaaliya, halka ay marayso ,soo daabicista lacahagaha Shillin Soomaaliga waxa hor hortaagan hantida qaranka oo ka maqan gacanta dowladda ay Wasaaradda Maaliyadda tira koob kusoo sameysay. Drs Cabdiraxmaan…
-
Guddoomiyaha degmadda Burtinle oo daljir uga warbixiyeey hormarka ka socda degmadda (dhegayso)
Guddoomiyaha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in uu soo dhamaaday wajigii kowaad ee dhismaha Wadada dhexmarta Magaaladda oo qaab isku tashi ah loo dhisay. Wuxuu ka hadlay Gudoomiyaha degmadda Burtinle Xaaladda Barakacayaasha oo uu sheegay inay kawar hayaan xaladooda iyo nolasha ay ku…
-
Kenya oo ku guulaysatay kursiga Golaha Ammaanka
Dowlada Kenya ku guulesatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka kadib markii cod loo qaaday. Kursigan oo ka mid ah 10-ka kursi ee kor joogtada ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa ku loolamayay dowladaha Kenya iyo Jabuuti. Wakiillada Guddiga joogtada ah ee Midowga Afrika ayaa u qaaday cod qarsoodi ah,waxaana ay…