Author: Lakiman
-
Wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland oo ka hadlay Saraakishi ka soo goostay Somaliland (Daawo)
Wasiiro ka tirsan Puntland kana soo jeeda gobalka Sanaag oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Ciidamo iyo saraakil ku sugnaa Badhan balse ku joogay magaca Maamulka Somaliland oo ku biiray Puntland. Hoos ka daawo.
-
Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay
Ururka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah. Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna. Ahlusunna ayaa saaka…
-
RW khayre oo fariin u diray dhallinyarada qorayaasha ah
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri geliyay in ay qalinkooda ku bedelaan sawirka qaldan ee dalkeenna horay looga bixiyay, si loo helo sawirka saxda ah ee dalka, loona dhiso mustaqbal ifaya oo dunida soo jiita. Ra’iisul Wasaare…
-
Safaarada Soomaaliya ee Cumaan oo War kasoo saartay geerida Danjire Xasan Maxamed
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Cumaan Danjire C/Wali Cali Axmed (Jeylaani), ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Ambassador Xasan Maxamed Siyaad oo hore u soo noqday Safiirka Soomaaliya ee Cumaan. Danjire C/Wali Cali Axmed (Jeylaani),ayaa ku sifeeyay marxuumka qof wax badan u soo qabtay Qaranka, si gaar ah waxa uu ku amaanay shaqadii wanaagsaneyd…
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
-
President Farmajo congratulates the Sovereign Council of Sudan
The president of the Federal Government of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Farmajo has hailed the leaders of the Sovereign ruling council of Sudan, political parties, civil society groups and other stakeholders for their historic agreement in the formation of the transition government. The President commended the high level of responsibility demonstrated by all parties in…
-
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Buhoodle ka soojeedinaya Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle
-
Shacabka jubbaland oo jahwareersan iyo Madaxweyne sadexaad oo lagu dhawaaqay
C/naasir Seeraar Maax ayay maanta Taageerayaashiisa ku dhawaaqeen inay Madaxweyne u doorteen, iyadoo Golihii badbaadada iyo is bedel doonka Jubbaland ay labo garab noqdeen, isla markaana doorteen labo Madaxweyne. Hoyga uu ka degan yahay C/naasir Seeraar ayay ka dhacday doorashada labaad oo Mucaaradka ay qabteen, kaddib markii shalay ay sidan oo kale Madaxweyne ugu doorteen…
-
Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka ka dalbaday is cafis
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hadal uu ka jeediyay masjid ku yaal magaalada Kismaayo waxa uu ugu baaqay shacabka Jubbaland inay is cafiyaan oo ay midoobaan. Axmed Madoobe oo markale ay xildhibaanada baarlamaanka 2aad ee Jubbaland u doorteen madaxweyne maanta salaada Jimcaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka suuq weyne ee magaalada…
-
Dowladda kenya oo soo dhaweysay doorashadii lagu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe
Dowladda Kenya ayaa u hambalyeysay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyadoo arrintan ay si dhow u muujineyso galaangalka weyn ee ay ku leedahay arrimaha Jubbaland. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ammaan loogu jeediyay Baarlamaanka Jubbaland, Hoggaamiyeyaasha dhaqanka iyo diinta iyo qeybaha bulshada reer Jubbaland sida…
-
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Maxamed Cabdi Maxamed (Lakiman)
-
Shirki dib u heshisinta Galmudug oo qarka u saaran inuu fashilmo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug uu qarka u saaran yahay in uu fashilmo. Qaar ka mid ah Ergooyinkii tagay Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay meelihii ay ka yimaadeen ka dib markii ay sheegeen in aysan muuqan qabanqaabadda dadaallo…