Author: Lakiman
-
Saldanada Cuman iyo DFS oo heshiis kala saxiixday (Sawiro)
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar) oo la Hadley Wakaaladda(SONNA) isagoo ku sugan dalka Canada ayaa sheegay in heshiis muhiim ah ay la galeen madax ka socotay dalka Cumaan,kuwaasi oo qeyb ka ahaa shirka Caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Hawadda Adduunka ee (ICAO). Wasiir Oomaar oo uu wehliyo Maareeyaha Hay’adda Duulista…
-
DFS oo ku dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo (Daawo)
Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay. Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri. Hoos ka daawo.
-
Ciidamadda Dowladda oo sheegay in la dilay saraakil ka tirsan Alshabaab
Ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la sheegay in xalay fiidkii ay duqeymo la beegsadeen Saldhigyo ay Al-Shabaab kaga sugnaayeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Duqeyntan ayaa Saraakiil ka tirsan Cidiamada Dowladda waxaa ay sheegeen in ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle kadib markii ay Ciidammada…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag iyo xarunta cusub ee Badhan, mowjadda FM ee 88 MHz. Caawa & Daljir kaga bogo afkaarta shacabka gobolka Sanaag iyo waliba hammigooda iyo himilada cusub ee gobolka.
-
Iska hor-imaad Garoowe ku dhexmaray Ciidamadda Puntland iyo Maleeshiyaad hubaysan (dhegayso)
Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa uu maanta Iska hor-imaad ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Maleeshiyaad hubaysan Iska hor-imaadkaas oo uu ku dhintay Hal Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Hoose ee Garoowe. iska hor-imaadka ayaa salka ku haya muran dhinaca dhulka ah oo dowladu doonaysay inay burburiso guryo kuyaala Garoowe taas…
-
Muqdisho: Fursad shaqo- NRC- BRCiS Finance Officer, Mogadishu
Qabashadda codsiyadda waxay ku egtahay 7 October 2019 ,faahfaahinta hoos ka akhri. https://unjobs.org/vacancies/1569519197879
-
Gaalkacyo: Fursad shaqo- UNHCR – Associate Protection Officer, Galkayo, Somalia
Qabashadda codsiyadda waxay ku egtahay Tuesday, 8 October 2019,faahfaahinta hoos ka akhri. https://unjobs.org/vacancies/1569526121415
-
Turkey to help in the reconstruction of Somalia’s postal service
(Geneva, September 28, 2019) Somalia’s Minister of Post, Telecom and Technology, H.E. Abdi Ashur Hassan, officially requested Turkish Post to help in the reconstruction of the country’s postal service that was completely destroyed during the long civil strife. During a meeting in Geneva with the Turkish delegation led by Mr. Kenan Bozgeyik, Chairman of Council…
-
Turkiga oo Somaaliya ka taageeraya horumarinta Boosatada dalka
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka geystaan sidii loo soo nooleyn lahaa boostada dalkeena oo gabi ahaanba ku burburtay dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Wasiirka oo magaalada Geneva ee dalka Switzerland kula kulmay guddoomiyaha golaha maamulka ee Midowga Boostada Adduunka…
-
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington.(Daawo)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala dalka Maraykanka ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee Washington. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta dhismahan oo noqonaya dhismihii Safaaradeed oo ugu horreeyey ee Dowladda Soomaaliyeed ay ku yeelato dalka Maraykanka…