Author: Lakiman
-
Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kormeeray Taliska Asluubta & Xabsiga dhexe ee Garoowe. ( dhegayso| Daawo )
Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo uu wahelinayo Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan ayaa maanta kormeeray Taliska asluubta iyo Xabsiga dhexe ee Garoowe,iyago u kuur galayeey xaaladda Maxaabista. Wariye Maxamed Lakiman ayaa warbixin ka diyaariyeey. Hoos ka daawo Muqaalka Warbixinta.
-
Maamulka Jubbaland oo qaadacay shirka Maalgashiga ee ka socda Muqdisho.(Daawo)
Maamulka Jubbaland ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan Dowladda Federaalka, qaar ka tirsan dowlad goboleedyada iyo Wakiilo ka socda illaa 50 dowladood. Wasiirka Maaliyadda Jubbaland C/rashiid Jirre Qalinle oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in aanay Jubbaland ka qeyb…
-
Khilaafka Jubbaland iyo DFS (Qormo)
Runtii dhamaan Bulshada reer Jubland waxay qabaan walaac badan oo Ku Saabsan Arrinta Siyaasiga ah ee Ka Jirta Jubland iyo Dawladda , waxanna Muhiim Ah in labada Dhinac ku dadaalaan in qarinamada iyo Wadaniyadu Ay Muuqato Waxaa Xusid mudan in Axmed Madoobe Yahay Caaqil Wadani ah Hadii Khilaafka Maamulka Jubland iyo Dawlada Loo Mari Lahaa…
-
Baladweyne: Fursaq shaqo- WFP- Programme Associate, Beledweyne, Somalia
Qabashadda araajida waxay ku egtahay 8th October 2019,faahfaahinta Hoos ka akhriso. https://unjobs.org/vacancies/1569596340671
-
Garoowe: Fursad shaqo – WFP- Programme Associate, Garoowe, Somalia
Qabashadda araajida waxay ku egtahay 8th October 2019,faahfaahinta Hoos ka akhriso. https://unjobs.org/vacancies/1569599229779
-
Muqdisho: Fursad shaqo – UNSOM – Gender Affairs Officer, Mogadishu, Somalia
Faahfaahinta fursadan hoos ka akhriso. https://unjobs.org/vacancies/1569876637809
-
Amnesty: Mareykanka Dad rayid ah ayuu duqeyn kula beegsaday Somalia”
Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Mareykanka waxaa ay ku eedeysay in duqeymaha uu inta badan ka fuliyo deegaano kamid ah Soomaaliya ay waxyeelo kasoo gaarto dad rayid ah oo aan waxba galabsan. War ay soo saartay Hay’adda ayaa lagu sheegay in baaritaano ay sameeyeen lagu ogaaday in saddex qof oo rayid…
-
Shirkii Maalgashiga Somaaliya oo Muqdisho maanta ka furmay
Magalada Muqdisho waxaa ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya,waxaana ka qeyb-gelaya in ka badan 50 Dowladood oo dhammaan taageera Soomaaliya, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Maamul goboleedyada ka jira dalka qaarkood. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shirka furay,waxaana looga hadlayaa Arrimo ay kamid yihiin,horumarinta dalka Soomaaliya gaar ahaan,Amniga, Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada,…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos kaga bogo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
RW khayre oo soo jeediyeey in lala shaqeeyo Guddoomiyaha gobalka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda duqa cusub ee Muqdisho, ayaa bulshada Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay garab istaagaan guddoomiyaha gobalka Banaadir, si uu uga shaqeeyo horumarinta caasimadda dalka. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in taageerada iyo la…