Author: Lakiman
-
Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya
Wasaaradda maaliyada maamulka Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Wasaaradda Maaliyada DFS garwadeenka ka tahay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka maaliyadda Jubbaland ayaa guud ahaan lagu hakiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ee dhanka maaliyadda ee Jubbaland. Diwaanka wararka Radio Daljir
-
Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka imaanayay dalka Talyaaniga
Dowladda Kenya ayaa hakisay duulimaadyadii uga imaanayay dalka Talyaaniga sababo la xiriira cabsi laga qabo cudurka caalamka oo dhan gilgilay ee Coronavirus oo dhowaan kiisas ka mid ah laga helay dalka Talyaaniga. War ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa lagu sheegay in la joojiyay duulimaadyadii uga imaan jiray Talyaaniga, gaar ahaan kuwii tooska uga…
-
C/raxmaan C/shakuur: “Turkiga waa inuu dib u eegaa taageerada Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo qeyb ka noqday…”
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ugu baaqay dowladda Turkiga inay ka fiirsato taageerada Ciidamada loo yaqaano Haramcad iyo Gorgor oo ah Ciidamo ay tababarto oo ay dhaqaale ku bixiso. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in Ciidamadan loo isticmaalay arrimo siyaasadeed oo sababay khilaaf gudaha, kana qeyb qaateen dagaalo ka dhacay Dhuusamareeb, Baydhabo iyo Gobolka…
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Kenya oo shaacisey inay Ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya
Wargeyka Daily Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa daabacay in dowladda Kenya ay ku dhawaaqdey in ay gebi ahaan la baxeyso Ciidamadeeda ka jooga Gudaha dalka Soomaaliya. Wargeysa waxaa uu sheegay in qorshahaas ay wado Wasiirka Difaaca Kenya Monica Juma,kaas oo ay wada hadal kala galeyso Midowga Afrika si ay Kenya ula baxdo…
-
Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus
Midowga Afrika ayaa waxaa ay qoraal kusoo saareen tirada dalalka Afrika ee uu soo gaarey Cudurka Coronavirus, kaas oo kasoo bilaawdey dalka Shiinaha,sidoo kale dalal badan oo Caalamka ah dad badan ugu dhinteen. Qoraalka Midowga Afrika ayaa waxaa lagu sheegay in ilaa iyo hadda Cudurka Coronavirus uu soo gaarey Lix kamid ah wadamada Afrika,kuwaas oo…
-
Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika Akinwumi Adesina. Kulan ay yeesheen labada mas’uul ayaa waxaa ay uga wada hadleen dib-u-habeynta hormarka dhaqaalaha Soomaaliya, muhiimadda ay leedahay xoojinta wadashaqeynta iyo horumarinta xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Dhegayso.
-
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha Shidaalka Shell iyo Exxon oo heshiis gaaray
Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon ayaa gaaray heshiis is afgarad oo bilow ah taasoo labadan shirkadood ay sahan uga bilaabayaan xeebaha Soomaaliya. Wasiirka batroolka Soomaliya Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in heshiiskan la gaaray uuna ku kalsoon yahay in sahamin lagu sameeyo xeebaha Soomaaliya. Bishii aynu…
-
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Xijaar iyo Taliyaha Booliska AMISOM ee Pillay oo kulmay
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha Boliiska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya. Kulan gaar ah oo ay yeesheen labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta labada dhinac iyo sugidda amniga doorashada Qaranka ee la filayo inay Soomaaliya…
-
Madaxweyne deni oo maanta dhagax dhigay dhismo cusub oo lagu kordhiyeey Bangiga dhexe ee Puntland
Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta, Axmed Bashiir Muuse, Maamulka Bangiga Dhexe ee Puntland iyo Injineerro ka socday Shlirkadda fulinaysa mashruucan. “Runtii sharaf wayn bay noo tahay inaan kasoo qayb galo dhagax dhigga xafladaan iyada oo tilmmaam u ah isbedelka Dowladda Puntland ay tiigsanayso oo ay ugu…