Author: Lakiman
-
GAALKCAYO: Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland iyo wafdi uu kamid yahay Cabdiqaybid oo booqday degaan xalay lagu dagaalamay (Sawiro)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqradiyeynta DPL Maxamed Dhabancad, iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal Nabadeed ku tagay Deeganka Teerage ee Galbeedka Magaalada Gaalkacyo. Kadib dagaalkii ka dhacay deegaankaTeerage ee Galbeedka Magaalada Gaalkacyo, waxaa maantay shir xabad joojin ah isugu yimaadey Madax DPL iyo GM, waxaana Waftiga Galmudug Hogaaminayey Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdid,…
-
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Gurmadka Qardho &Fatahaadaha (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaya Wariye Maxamed Lakiman!
-
Puntland oo fasaxday in dib lo furo dugsiyada Quraanka (dhegayso)
Shirajaarid oo ay si wada jira Garoowe ugu qabteen wasiirada cadaalada iyo caaafimaadka ayey kaga hadleen arima la xiriira Puntland siiba Ciida iyo dugsiyada Quraanka wasiirada ayaana sheegay in la ogolaaday in furo dugsiyada iyadoo ay jiraan shuruudo ah in dad badan aan hal mar quraan loo wada dhigi karin. Sidoo kale wasiirada ayaa hadalkooda…
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Qardho, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso.
-
Wasaarada Cafimaadka oo shacabka ugu baaqday inay aadan xarumaha Cafimaadka haday isku arkaan Calamahada Covid-19
Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 1,573 Xaaladood. Bukaannada cusub oo 52 kamid ah rag yihiin , 19-na haween ayaa kala jooga…
-
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah
Wasaaradda Waxbarashadda iyo taclinta sare ee Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday xiliga rasmiga ah ee la qabanayo imtaaxanadka shaahadiga ah. Hoos ka akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska wasiirka waxbarashadda iyo Taclinta sare ee Puntland.
-
Mid kamid ah Beelaha daga Galgaduud oo Caabudwaaq shir ugu soo xirmay (Daawo)
Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta shir wadaatshi ugu soo xirmay mid kamid ah beelaha daga gobalka Galgaduud. Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Caabudwaaq ka soo diray.
-
Muran wali ka taagan dhismaha Wadada burbursan ee Lafagorey (dhegayso)
Xilli muddo laga joogo waqtigii roobabku gooyeen wadooyinka Gobolka Gardfuu, dhaqaale badana loo aruuriyey gobolkaas si loo dhiso wadooyinkaas ayaa waxaa aan ilaa hada shaqa muuqata laga qaban meelihii roobabku gooyeen. Qalab ka yimid Magaaladda Gaalkacyo oo uu hogamanayo Samafale Maxamed Yusuf Jamac Tigey ayaa gaarrey Gobolka gaar ahaan Magaalada Baargaal halkaas markii qlaabku gaaray…
-
Haweenka PUNTLAND iyo guul ka gaarista Arrimaha Siyaasadda Dalka (Taxanaha 7aad | dhegayso)
Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland Barnaamijyadan taxanaha waxa aan kaga hadli Bandhigga waraysiyo la xiriira guulaha gabadhaha dhalinyaro ah iyo haween gaaray darajooyin sare, dhanka nolosha bulshada, dhaqaalaha iyo waliba siyaasadda. Waxaan barnaamijka ku iftiimin doona caqabadaha ay la kulmaan haweenka leh hanka siyaasadeed, iyo…
-
QARDHO: Gudiga Gurmadka oo lagu wareejiyeey dhaqaale
-
Dowladda Federaalka oo agab Cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 gaarsisay Badhan (Daawo)
Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag waxaa Maanta dowladda Soomaaliya ay gaarsiisay diyaarad sida qalab looga hortagga Cudurka Safmareenka ee Covid-19. Diyaaraddan siday qalabka cafimaad oo ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la socda Xubno ka socda Dowladda Somaaliya,waxana qalabka ay ku wareejiyeen Maamulka degmada Badhan. Deeqdaan Agabka ah ayaa qeyb ka ah kaalmo bilow ah…