Author: Lakiman
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso
-
Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe
Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobe, Tijjani Muhammad-Bande ayaa isniinta shalay ahayd sheegay in hogaamiyeyaasha caalamka aysan magaalada New York u tagi doonin ka qayb galka shirka sannad laha daba-yaaqada bisha September markii uga horeysay 75 sano oo laga jooga dhismaha QM sababa la xiriira cudurka saf-marka ah ee Covid-19. Waxa uu sheegay…
-
Ganacsade Somaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa
Ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamed Xasan ayaa xalay lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika. Kooxo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa muwaadinkan ku dilay Xaafada Samora ee ka tirsan magaalada Cape Town, iyagoo goobta ka baxsaday. Inta badan kooxaha burcada ayaa marka ay dilka geystay waxay boob iyo dhac…
-
Jubbaland oo markale shaacisay dagaal ka dhan ah Alshabaab
Taliyaha Ciidamaada Daraawishta Dawlad Goboleedka jubbaland Janeral Aadan Moxamuud Goojaar ayaa Booqday furimaha hore ee Ciidamada Jubbaland ku sugan yihiin ee gobolka jubbada Hoose. Saldhigyada uu boqday taliyaha ayaa waxaa kamid ah Deegaanada Buula Guduud,Baar Sanguuni iyo Aar Aare,halkaas oo mararka qaar ay Ciidamada Jubbaland ka sameeyaan howlgallo kala duwan. Taliyaha oo Saraakiisha Ciidamada la…
-
Boosaaso oo laga daahfuray xarun lagu baaro COVID-19 (dhegayso)
Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa shalay magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ka furtay shaybaarka lagu baaro caabuqa Covid19. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa magaalada boosaaso kaga qaybgalay daahfurka shaybaarkan oo laga daahfuray qayb ka mid ah cisbitaalka Boosaaso. Warbixin waxaa ka diyaarisay Wariye Faadumo degan Daahir.
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay Qorshaha Wada xaajoodka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee Arrimaha Doorashooyinka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta DFS ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay ayaa soo badhigtay qorshe faahfaahsan oo ku saabsan sidii loo wajihi lahaa wada xaajoodka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee arrimaha doorashooyinka. Soo Bandhigidda Qorshaha ayaa ka dambeysay amarkii Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda ee ku saabsanaa dardargelinta arrimaha…
-
HORDHACA: Waraysi Wasiir Dhabancad oo Xasaasi ah & Xaalka PUNTLAND
Wasiirka Arrrimaha Gudaha Puntland: Bartilmaameedsiga lagu hayo gudoomiyayaasha gobolada Puntland | Xaalka xisbiyada Puntland: KAAH ma adeegsataa hantida dowladda? | Ammaanka Puntland & baqdinta shacabka | Dhismaha Xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Tawfiiq | Jidka Tawfiiq & Wadaagsin | iyo qodobo kale oo xaasaasi ah kaga bogo waraysiga Wasiirka oo la soco saaka 7:00AM arooryo…
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Xiisadda Ingiriiska Maanta: – Casharka 3aad (dhegayso)
Kulanta wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Cashaarki 3aad ee xiisada ingiriiska. Hoos kaga bogo
-
Xiisadda Xisaabta Maanta: – Casharka 3aad (dhegayso)
Kulanta wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Cashaarki 3aad ee xiisada xisaabta oo ku saabsan Aasaaska Xisaabta. Hoos kaga bogo
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
-
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga