Author: Lakiman

  • Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono

    Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono

    Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa uu ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay in deegaannada Koonfur Galbeed gaar ahaan degmada Xudur heerkeeda wax barasho ay aad u liidato. Sidoo…

  • Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

    Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

    Mukhtaar cabdiraxmaan Guddoomiyaha Degaanka Docol oo Gaalkacyo u jirta 40 KM ayaa faahfaahin kabixiyey Booqasho uu maanta ku tagayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Guddoomiyaha ayaa sido kale Daljir uga waramay Hormarka degmadda iyo Soo dhaweynta Madaxweynaha.

  • Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

    Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

    War ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxtooyada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa iska xog wareystay xaaladaha guud…

  • Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso

  • Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

    Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

    Xili Khataraga cudurka karoonaha dunida ay ku soo badanayso,haddana waxaa jiraa in somaalida aysan dareensanayn khatarta cudurkan safmareenka ah. Goobaha Timaha lagu jarto Magaaladda Gaalkacyo waa kuwo tiro badan,haddana haysan wax qalab ka hortag ah cudurkan,iyado aysan jirin habayarate wax qalab ah oo ay isticmalayaan. Warbixintan Wariye Hodan Sulub Diini ayaa inoo diyaarisay.

  • Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

    Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

    Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) oo saxaafadda kula hadlay magaalada Caabudwaaq ayaa faray maamulada degmooyinka Galmudug in ay tiro koob ku sameeyaan guryaha iyo dadka dagan. Cabdi Waayeel ayaa sheegay in diiwaan galinta ay qeyb ka qaadanayso amniga,dhaqaalaha,canshuurta iyo tira koobka dadka kunool demgmooyinka Galmudug si ay u helaan…

  • Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

    Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

    Madaxweyne ku xigeenkii dowlad degaanka Soomaalida Aadan Faarax Ibraahim ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka sare ee barlamaanka Itoobiya. Aadan Faarax oo Gobolka Soomaalida caan ka ah ayaa waxa uu bedalayaa Keria Ibrahim oo hore u ahayd afhayeenka Aqalka Sarre ee Itoobiya oo Isniinta Is casishay, Keria Ibrahim oo ka soo jeeda qowmiyada ayaa uga…

  • Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

    Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

    Shirka Golaha Wasiirada oo maalin walba oo Khamiis ah la qabto ayaa maanta baaqanaya iyadoo farriimo loo diray wasiirada, laguna wargeliyay inuu baaqday. Baaqashada kulankan ayaan si rasmi ah loo shaacin hase yeeshee hadal heyno kala duwan ayaa soo baxayay saacadihii u dambeeyay oo ku saabsanaa xaalada maanta ee shirka Golaha Wasiirada iyo waxa ka…

  • Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

    Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in Maanta uu booqasho ku tago degaanka Docol 40 Km ujirta Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha o haatan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi uga baxaya safar dhinaca dhulka ah,waxaana sidoo kale uu booqan doonaa Xerada Ciidamada Ee Indha-qaris oo ah…

  • Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

  • Mareykanka oo taageeray baaqii Aqalka Sare iyo maamul goboleedyadda qaarkood

    Mareykanka oo taageeray baaqii Aqalka Sare iyo maamul goboleedyadda qaarkood

    Dowladda Mareykanka ayaa si cad u taageertay go’aankii Aqalka Sare ee ahaa in kulan deg deg ah ay isugu yimaadan Madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Dowladda Mareykanka Sidoo kale ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya inay si deg deg ah shir ugu ula yeelato Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, si xal waara looga gaaro khilaafka…

  • Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

    Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

    Bulshada ku dhaqan degaanka maygaag jano oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay dhismaha laamiga dhexmara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed. Wariye Axmed Cabdi Axmed ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com