Author: Lakiman
-
Maamulki degmadda Waajid oo xilka laga qaaday
Maamulka Koofurgalbeed ayaa xilalkii ka qaaday maamulka degmada Waajid ee gobolka Bakool iyadoo xilalalkaasna loo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool. Guddoomiyaha degmada Waajid loogu magacaabey Maxamed Yuusuf Cali halka…
-
Maraykanka oo cunoqabatayn ku soo rogay Saraakiil ka tirsan Maxkamada ICC
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa cunaqabatayn ku soo rogay saraakiisha maxkamada caalamiga ah ee ICC baaritaanka ku haya in Mareykanka ay dambiyo dagaal ka geysteen Afqanistaan iyo in kale. Amarkan madaxwayne ayaa u oggolaanaya Mareykanka inay xayiraan hantida shaqaalaha maxkamada caalamiga ah ee ICC islamarkana ka hor istaagaya in ay Mareykanka soo galaan. Baaritaanka…
-
Dadka ka bogsaday Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 532
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 61 > Somaliland: 25 > Benadir: 13 > Galmudug: 8 > Puntland: 5 > Koonfur Galbeed: 8 > Jubbaland: 2 > Lab:…
-
Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray Dugsiga tababarka ee indho-qaris.
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
QARDHO: Puntland oo shaqa joojin ku samaysay saraakil muqaal ka duubay dhalinyaro (Daawo)
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Cabdi Xassan Xuseen ( Cabdiyare) oo Caawa Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe ayaa ka hadlay dhacdo dhawaan ka dhacday Qardho. Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland, Gen: Cabdi Xuseen Xasan (Cabdiyare) ayaa shaqada ka joojiyey Taliye ku xigeeenka Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan Qarey iyo Taliyaha saldhigga degmada Qardho Cumar…
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
Puntland oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19
Dowladda Puntland oo Ku Dhawaaqday Feejignaan Dheraad Ah Oo Ku Saabsan Covid-19,xili Puntand ay shaacisay in la helay kisaas cusub oo cudurka caronavirus ah. Guddiga Wacyigelinta Coronavirus ee Puntland oo galabta Warsaxafadeed soo saaray ayaa ka shacabka Puntland uga digay khatarta uu huwanyahay cudurkan. halista cudurkan ayaa looga hadlay shirki Golaha wasiiradda ee Puntland oo…
-
DHISMAHA DEKADDA GARACAD IYO MAANTA
-
Maamulka cusub ee degmadda Bacaadweyne ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay (dhegayso)
Magaaladda Bacaadweyn ee gobalka Mudug Puntland waxaa lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka kula wareegayeey guddoomiyaha cusub ee degmaddaas. Munaasabad xil wareejin ah oo ay ka qeyb galeen maamulka gobalka mudug iyo kan dagmada Galkacyo ayaa lagu qabtay magaalada Bacaadweyn ee gobalka. Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Faahfaahinaya.
-
Wasiir Dhabancad oo kormeer ku tagay degmadda Carmo (Sawiro)
Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad oo kormeer shaqo ku gaaray Degmada Carmo wuxuuna xarunta Degmada Kulan kula qaatay Maamulka Degmada Carmo. Ujeedka kulanka Wasiirka uu laqaatay Maamulka Degmada Carmo ayaa ku saabsanaa Dardar gelinta Bixinta Canshuuraha, wada shaqeynta Dowladda dhexdeeda, isku xirka Bulshada iyo Dowlada, adkeynta amniga. Diwaanka wararka Radio Daljir