Author: Lakiman
-
Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo qado Sharaf u sameyey wafdiga Madaxweyne Deni (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay qado sharaf uu Madaxweynaha iyo wafdigiisa u sameeyay Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise . Xafladda oo ka dhacday beerta Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise oo ku taalla banaanka magaaladda Gaalkacyo, waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenkii hore…
-
Warka Caweysin, Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Wariye Maxamuud Maxamed Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga
-
Waxgaradka degmadda Tawfiiq oo tageeray shirki iskaashiga Puntland iyo Galmudug (dhegayso)
Odayaasha iyo Waxgaradka Degmadda Tawfiiq ee Gobolka Mudug Puntland ayaa soo saaray Bayaan ay ku taageerayaan Shirkii Iskaashiga Puntland iyo Galmudug iyo dib u Hishiisiinta Beelaha galbeedka Gobalka Mudug. Hoos kaga bogo.
-
Dowladda oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in uu Ciidanka isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab,kaa so ka howlgalayay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha Guutada 16-aad ee danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa in Sarkaalka oo lagu Magacaabo Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka…
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 8aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Taxanaha 8aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed. Hoos kaga bogo.
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdinaasir jeekey.
-
Madaxweynaha Galmudug oo Shir kaga dhawaaqay Balanbale (dhegayso)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ku hoyday degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa halkaasi waxaa uu kaga dhawaaqay in la qabanayo Shir dib u heshiisiin ah. Madaxweyne Qoor Qoor waxaa uu sheegay in degmada Balanbale ay qeyb ka noqon doonta degmooyinka Galmudug ee loo qorsheeyay in laga fuliyo mashaariicyo…
-
Sheekh Shariif oo fariin u diray Farmaajo:“Doorasho kaligaa aad ogtahay oo aad miiska soo saareyso ma shaqeyneyso”
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo oo Madasha soo qaban qaabisay ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka, waxaana uu tilmaamay in aanay muuqan hab doorasho heshiis lagu yahay oo hada diyaar ah. “Dowladda waxaa leenahay waqtiya la idin siiyay, waa la idinki ixtiraamay Waqtiga hadda waa gabogabo illaa hada…
-
GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR & AGOONKORIS la kala Qaatay
GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR la kala Qaatay | Shirka nabadeynta beelaha Sacad iyo Leelkase oo muddo afar maalin ah ka socoda Degmadda Galdogob ee gobolka Mudug ayaa maanta la kala qaatay ‘Agoonkorinta ama Illintirka 26 qof” oo ku dhintay dagaaladii dhexmaray dadka ehelka ah; halkii qof AGOONKORIS waxaa loo siiyey USD$10,000 (Toban…
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
Golaha wasiirada DFS oo ogolaaday in dib lo furo dulimaadyadi gudaha
Shir golaha wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu ogolaaday in dib loo furo duullimaadya gudaha si loo fududeeyo isu socodka Bulshada iyada oo lagu dhaqmayo talooyinka xakameynta faafitaanka COVID-19. Golaha ayaa dood dheer oo ay yeesheen kadib waxay cod aqlabiyad…