Author: Lakiman

1 580 581 582 583 584 1,486 6984 / 17823 POSTS
Ciidamada Somaliland oo howlgal ku soo qabtay Hub

Ciidamada Somaliland oo howlgal ku soo qabtay Hub

Ciidamada Booliska Soomaaliland ee ku sugan Gobolka Sool ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen hub Sharci darro ah iyo waxyaabaha maanka do [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhuusamareeb

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir dhuusamareeb inoo ka daadihinaya Xu [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Madaxweynaha Puntland muxu yahay ujeedka safarkiisa Jabuuti?

Madaxweynaha Puntland muxu yahay ujeedka safarkiisa Jabuuti?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimad [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray dhismayaasha afar wasaradood

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray dhismayaasha afar wasaradood

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay Dhismaha Xurunta Mad [...]
Muqdisho: Shirka Wasiiradda Maamul gobaleedyada oo furmay

Muqdisho: Shirka Wasiiradda Maamul gobaleedyada oo furmay

Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaha shirka wasaaraddaha maaliyadda [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Dowladda Federaalka oo baaraysa sababta maxaabis xabsi kujira ay ku heleen Hub

Dowladda Federaalka oo baaraysa sababta maxaabis xabsi kujira ay ku heleen Hub

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed Khadar ayaa guddi u Magacaabay dagaalkii shalay Xarunta Xabsi [...]
Ciidamada Amaanka Galmudug oo howlgalo ka sameyeey Dhuusamareeb

Ciidamada Amaanka Galmudug oo howlgalo ka sameyeey Dhuusamareeb

Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa howlgal balaaran lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb. Taliyaha Qa [...]
Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka

Muqdisho: dad laga baaray Covid-19 oo laga wayeey cudurka

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan dadkii laga baaray Cudurka corona virus maalintii ugu dambeysay laga waayay, isla [...]
1 580 581 582 583 584 1,486 6984 / 17823 POSTS