Author: Lakiman

  • Galmudug oo Gaalkacyo ka bilowday howlgalo amniga lagu xaqiijinayo

    Galmudug oo Gaalkacyo ka bilowday howlgalo amniga lagu xaqiijinayo

    Ciidanka Booliska & Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa Magaalada gaalkacyo qeybta Galmudug ka bilaabay howlgallo lagu sugayo Ammaanka, kaas oo laga sameynayo wadooyinka dhex-mara Magaalada. Howlgalka ayaa ah mid ka dhan ah gadiidka leh muyaaradaha madoow ee beensalka loo yaqaano,waxaana Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen in uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga guud loogana warqabo cidda saaran…

  • Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 12aad)

    Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 12aad)

    Kulanti wacan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka Bandhigga COVID-19. Barnaamijka waxa aan diiradda ku saarayna halista cudurka COVID-19 iyo saamaynta uu ku yeeshay ganacsiga, cafimaadka iyo isu socodka bulshada. Barnaamijka waxaa soojeedinaya Taxanihisa 12aad Wariye Maxamed Lakiman.

  • Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

    Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

    Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxaa uu kulamo lagaga…

  • Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo la bilaabay saarida wado laami ah (Daawo)

    Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo la bilaabay saarida wado laami ah (Daawo)

    Wada ceeldaahir ceerigaabo oo isku xiraysa gobolada dhacada gobolada waqooyi galbeed iyo waqooyi bari soomaaliya ayaa waxaa loo xirmayey 10kii kiiloo mitir ee ugu horayey oo la saarayo laamigii ugu horayey oo daamur ah. 2016 ayaa dhismaha wadadan laga bilaabay inay dhex marto gobolka sanaag taas oo kasoo bilaabanaysa gobolka Bari. Warbixintan Bashiir Cumar Cali…

  • Guddoomiyaha gudiga degaanka degmadda Burtinle oo digniin soo saaray (dhegayso)

    Guddoomiyaha gudiga degaanka degmadda Burtinle oo digniin soo saaray (dhegayso)

    Gudoomiyaha gudiga Deegaanka iyo iLaalinta duurjoogta ka Hortaga xaalufka iyo Nabaad guurka MD. Xuseen guuleed xanaf. Xuseen guuleed ayaa Radio daljir uga warbixiyey kormeer ay dhawaan ku tageen ilaa 7 deegaan oo hoos yimaada degmada burtinle. Gudomiyaha ayaa sheegay inay deegaamadaas Hal goob isugu keeneen kalana Hadleen ilaalinta iyo dhawrista deegaanka iyo duurjoogta . Gudiga…

  • Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

    Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya Xaawo Axmed Maxamed.

  • Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

    Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

    Tuulada Qoton oo qiyaastii degmada Bandar Bayla ujirta 100 kmtr ayaa saddax Caruur ah iyo hooyadood waxa ay u geeriyooday sida ay Daljir usheegeen ehelada qoyska hilib Sagaaro oo sumaysnaa oo ay cuneen habeen ka hor geeridooda. Hadaba si aan faafhfaahin uga helno dhacdadan waxaan ka waraysanay guddoomiyaha degmada Bandar Bayla Siciid Aadan Cali (Anteeno)…

  • Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

    Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

    Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Faadumo degan oo ku sugan Xarunta Daljir Bosaaso.

  • Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

    Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa xalay shir la yeeshay ururada bulshada rayidka ah iyo madaxda ururada siyaasada ee kajira Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay shirkii Kusoo dhamaaday Dhuusamareeb iyo wadatashi ku aadan go’aanka Puntland ka qaadatay. Gudoomiyaha daladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland Faysal Axmed Warsame ayaa ka warbixiyey kulanka ay yeesheen Madaxweynaya…

  • Guddoomiyaha gobalka Bari oo kawarbixyeey amniga gobalka (dhegayso)

    Guddoomiyaha gobalka Bari oo kawarbixyeey amniga gobalka (dhegayso)

    Cabdisamad Maxamed Yuusuf Abwaan Guddoomiyaha gobalka Bari oo waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Amniga gobalka Bari iyo shirar ka dhacay Bosaaso. Guddoomiye Abwaan ayaa faahfaahiyeey shirarkii ugu dambeyeey ee Amniga looga hadlayeey ee ka qabsoomay Bosaaso. Hoos kaga bogo.

  • Dowladda oo sheegtay in Cudurka Covid-19 oo saamayn u geeystay dhaqaalaha

    Dowladda oo sheegtay in Cudurka Covid-19 oo saamayn u geeystay dhaqaalaha

    Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta Muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo guddida Ganacsiga, Warshadaha iyo Maal-gashiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ay ku falan-qeynaayeen saameynta cudurka COVID-19 uu ku yeeshay guud ahaan dhaqaalaha wadanka gaar ahaan ganacsiga Soomaaliya. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali…

  • Ciidamada Danab oo howlgalo amniga lagu xaqiijinayo fuliyey

    Ciidamada Danab oo howlgalo amniga lagu xaqiijinayo fuliyey

    Howlgalgalkan oo u jeedkiisu ahaa xaqiijinta dhinaca ammaanka ee wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo mararka qaar ay weeraro ka fuliyaan Ururka Al-Shabaab ayaa saraakiisha ciidamada waxaa ay sheegeen inay ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Taliyaha guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalik ayaa Idaacadda Ciidmadda Qalabka Sida u sheegay in…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com