Author: Lakiman
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdinaasir jeekey.
-
Khilaaf ka dhashay muran dhinaca dhulka ah oo la xaliyeey (Daawo)
-
Madaxweynaha Puntland oo xalay casho Sharaf u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha DFS
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay xubnahan warbixin ku saabsan Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda doorashada ee dalku marayo iyo dadaalka Puntland ugu jirto inay qabsoomto Doorasho la isla ogolyahay oo…
-
P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso (Daawo)
P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso: Xaggee Xaal ka Biloowday, Xaggee se Marayaa Maanta? | Waa waraysi wasiirki hore ee Dekadaha & Gadiidka Badda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax oo Daljir uga warramaya heshiiskii Puntland iyo Shirkadda P&O Ports Ports oo ay leedahahay shirkadda weyn ee DP World oo ay sii…
-
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan heykal, Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka horjeediyay kulanka Golaha Joogtada ah ee Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka horjeediyay kulanka Golaha Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Aqalka Sare la wadaagay warbixin ku saabsan Xaaladda Puntland, dhinacyada amniga , Siyaasadda, dhaqaalaha iyo guud ahaan shaqooyinka Dowliga ah iyo horumarka socda. Sidoo kale Madaxweyne Deni wuxuu Aqalka Sare uga warbixiyey marxalada…
-
Gudoomiyaha ururka sinaanta iyo cadaaladda Eng Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyeey
Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye ayaa lagu soo dhawyeey degmadda Ufayn ee gobalka Bari. Hoos kaga bogo.
-
Maxkamada gobolka Nugaal oo dibb udhigtay kiis dil ah iyo Sababata
Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Nugaal oo mar kale dib udhigtay xukunka eedeesayaal loo haystay kiis dil ahaa oo sanad iyo bar ka hor garoowe loogu gaystay Marxuum liibaan Dholombe.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xaawo Axmed oo ku sugan Xarunta Daljir Garoowe.